Hadhwanaag News



Maahmaahyada saddex leyda...Q...3aad W/Q: Cali Cabdi Coomay - · Nin waalan cay ha kula yaabib · Nin miskiina baahi ha kula yaabib · Nin ciil la badayna cabasho ha kula yaabin
Sunday, November 23, 2014
Saacid "Soomaaliya Maanta uma baahna Khilaaf iyo dib-u-dhac horleh. - Saacid ayaa ku dheeeray guulihii ay ka gaartay Xukuumaddii uu hoggaaminayey, wuxuuna sheegay in Xukuumadda uu majaraha u hayay
Sunday, November 23, 2014
Genel Energy shares goes up after agreement between Kurdistan and Iraqi Government and Investment in Somaliland. - Turkey is a natural guarantor for energy peace between Baghdad and Arbil,” said Mehmet Sepil, President of Genel Energy
Sunday, November 23, 2014
OGEYSIIS Dhamaan shacabweynaha reer soomaliland ee ku dhaqan dalka HOLLAND Waxaa la ogeysiinayaa inay ka soo qaybgalaan shir balaadhan -
Sunday, November 23, 2014
Waraaq Furan Oo Ku Socota Madaxweynaha Jam/Somaliland PHD (Boorama)His Exl/Ahmed Siilaanyo - Aan u dhaco dulucda waraaqda furan waxa muhiima in aad dadka isku heyso waa laga maarmaan iyo inaad yareyso qabiilnimada
Sunday, November 23, 2014
Waxa La Yaab Leh In Dowladdu Maanta Ay SNM Kaga Mudan Yihiin Kaadiriintii NSS-tu - Waxa kor u kacay niyadii ciidamada Afweyne oo ku hamiyay in ciidamada SNM ay u qaybsami doonaan wax xuduuda ka soo talaaba oo is soo dhiiba
Sunday, November 23, 2014
Baaq Ku Socod Salaadiint Subeer Awal , Gaar Ahaan Suldaanka Guud - Salaadiinta xaq ayaan ugu leenahay in ay ka taliyaan danta guud ee Somaliland gaar ahaan danta Beesha ,Baaqani waa baa samo ka talis ah
Sunday, November 23, 2014
Jawaab Ku Socota Xildhibaan Sacid Cilmi Rooble Hadalkii Ahaa Tolkay Iyo Dhariga Aan Bislayn - Hadaba xildhibaanku labada waqti ee kii hore tegey iyo kan maanta jooga keebu lunsanyahay inlayn waa kan tolkii u caayaa Kulmiye
Sunday, November 23, 2014
Silaanyo Ma Tartami Karo, Muse Iyo Mohamed Iyo Samaale Na Sumcada Ayuu Ka Dilay Oo Shicibku Wey Naceen By Abdi Mustafe - Waxay dadka ku soo kexeeyeen iyo waxay ku dhawaaqeen kala haab bay noqdeen oo labadaa wasiir dub loo maqli maayo
Sunday, November 23, 2014
HAMBALYO GOLAHA GUURTIDA , WAKIILADA IYO XUKUMADABA Qalinkii : kooshing Abdirahman Iman - Somaliland waxay halkaas ay taagan tahay ku gaadhay ismaqal iyo isu tanaasul waxan dheernahay somalida kale waa ismaqalka
Sunday, November 23, 2014
Wuxuu ku Saabsanahay afarta Wasiir ee ka tirsan xukumaada talada dalka hays oo bishan Novermber, 19 socdaal ku tagay Gobalka Gabiley -
Sunday, November 23, 2014
Sidee Ayay Ku Soo Bixi Karaan Musharxiinta Doorashooyinka Golaha Wakiiilada Ee Beelaha Gabooye?” - Iyadoo goobaha codbixinta ee xaafadaha dadkani degan yihiin loo koriyo , si dadka codka bixinayaaay u helaan wakhti ay codkooda ku dhiibtaan
Sunday, November 23, 2014
Why Somaliland Wants to be an Independent Sovereign State - Firstly, the citizens of Somaliland are truly peace loving people who designated to have good relations with the neighbouring countries such as Ethiopia
Sunday, November 23, 2014
Hal-abuur Da'yar oo Sannad ka dib Saaxiibkii uga garaabay Suugaan uu ku dhaliilay Xukuumadda Siilaanyo iyo Gabay uu ugu jawaabay -
Sunday, November 23, 2014
Jawaab Maahmaahdii Xildhibaan Saciid Cilimi Rooble - Xildhibaan, marka aan qorfaynay kana wada hadalnay dhalinyarada UK ee Subeer Awal miyaan la odhan karayn in ay maahmahdaasi ay adiguna sal aad ku leedahay?
Sunday, November 23, 2014
jaalliyadda Somaliland ee Dalka HOLAND oo taageeraya go'aankii lagu soo afjaray khilaafka Golaha Wakiilada J.S.L. - Wada-tashiga iyo isu-tanaasulku waa dhaqanka soo jireenka ah ee Somaliland ay ku caano iyo nabadba maashay.
Sunday, November 23, 2014
JSL Dimuqraadiyadd iyo Xoriyatalqowlkii wa la fasaadiyay !,in Anshaxa Saxaafadda ee Qaladda laga fahmay !,by Mr Belel . - JSL Saxaafaddii oo Xoriyad bilaa Xuduud ah la siiyay iyo Dadkeenii oo Qalad ka fahmay Xoriyatalqowlka !
Sunday, November 23, 2014
Noqo Qof Leh Astaamahan Si Aad If Iyq Aakhiraba U GuulaysatidW/Q: Farhan Mohamed Sultan Nur (Rakad) - Si hadaba, aynu u gaadhno, hadafkeena , himiladeena waa in aad noqotaa qof leh dhamaan astaamahan hoos ku xusan:-
Sunday, November 23, 2014
Xukuumada Isu Boga Talow Yaa U Sheega In Aan Shicibku Yeelayn Mudo Ay Korodhsato By Abdi Mustafe - Kamana hadasha waxay TV ga qaranka uuga dhigatay shay ay iyagu keligood leeyiin kamana hadasho lacagta dekeda iyo ta haamaha Berbera iyo ta biyaha
Sunday, November 23, 2014
As the mediation efforts of our house of elders between two groups of our house parliamentarians become fruitful, this meditation brought the mind at home. -
Sunday, November 23, 2014
Degmada oog oo sheegtay in qoridheere iyo berkeda cali xirsi ka midyihiin degmada oog lagana xukumayo. - Gudoomiyuhu waxa uu beeniyay in bulshada ku dhaqan labadan degmo ay khilaafka soohdinta darteed isku soo hub urursadeen.
Sunday, November 23, 2014
Waxaan hambalyo udiraynaa Ahmed Abdi (Sanwayne) iyo Amuun Ahmed Jamaoo meher koodu ka dhacay dalka Ustreili gaar ahaan magaalada Sydni tariikhdu markay ahayd 2014.11.15. -
Sunday, November 23, 2014
Hanbalyo Gudoomiye Cabdiraxmaan - cabdiraxmaan wadadii ragii hore maray ayuu maray. waynu ka filaynay sidii faarax suusle inoo badbaadiyey in uu inoo bad baadiyo
Sunday, November 23, 2014
Ninkii u hanwayn hogaanka dalkoow hankaagu ha dha - Dalkani waxa uu soomaray marxalado kala duwan oo ku xusan sooyaalkooda taariikeed, bulshada ku dhaqan Somaliland
Sunday, November 23, 2014
Wasiir Samaale Isagaa Sacad Muuse Ka Hor Taagan Musharaxnimada Xisbiga Kulmiye - Khilaafku wuxuu u dhexeeyay labada dhinac dhinac uu hogaaminayo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye iyo dhinac
Sunday, November 23, 2014

Haayada NNM Oo Shahaadooyin Guddoonsiisay Toban Hablood Oo Dhamaystay Tababar La Xidhiidha Daryeelka Carruurta Dhalanaya.(Sawiro) - Faadumo Xasan Cabdi Oo Ka Hadlaysa Qaabkii Ay Tababarkan U Bilaabeen Ayaa Sheegtay In Ay Bilowgii Mashruucan Ku Bilaabeen Shan Kalkaaliso Caafimaad
Sunday, November 23, 2014


Daawo Muuqaal:-Wasiirka Maaliyada Somaliland Muxuu Ka Yidhi Khilaafkii Golaha Wakiilada. - Halkan Ka Daawo Warkaas oo dhamaystiran.
Sunday, November 23, 2014


Fadhigii Maanta Ee Golaha Wakiilada Oo Loo Qaybiyay Ajandaha Kal Fadhiga 26-tanaad . - Fadhigii Golaha Wakiilada Oo Loo Qaybiyay Ajandaha Kal Fadhiga 26tanaad
Sunday, November 23, 2014

Dadka Shiinaha oo Qalliin ku Sameeya Doobta Codka si ay Codkoodu u Weynaado amma u Dhuubto - Dhakhaatiirtu waxay sheegeen in qalliinada noocan ah dad badan ku sababeen in ay waayeen codkoodii, halkii ay cod kooda ka wanaagsan ka heli lahaayeen.
Sunday, November 23, 2014

Cunista Buskudka iyo Keega oo la Ogaaday in ay Dhawacaan Xusuusta Qofka - Dr. Beatrice Golomb oo ka tirsan Jaamacadda California iyo dugsi caafimaadka ee la yidhaa San Diego School of Medicine
Sunday, November 23, 2014

R-Hadhwanaag:- Dalka Waxa Laga Furay Ilaa 50 Warshadood Waxaana Maanta Shaqaynayey 21 Warshadooda Intoodii Kale Shiraaca Ayaa Saaran Waana In Lays Waydiiyaa Sababta…G/Ururka Warshadlayda - R-Hadhwanaag:- Dalka Waxa Laga Furay Ilaa 50 Warshadood Waxaana Maanta Shaqaynayey 21 Warshadooda Intoodii Kale Shiraaca Ayaa Saaran Waana In Lays Waydiiyaa Sababta…G/Ururka Warshadlayda
Sunday, November 23, 2014
Click to listen

R-Hadhwanaag:-Dhamaan Jaamacadaha Somaliland Waa In Lagu Daro Qaybo Lagu Barto Farsamada Gacanta, Waayo Dhibaatada Ugu Wayn Ee Hor Taagan Horu Marka Ganacsigeena…G/ Rugta ganacsiga - R-Hadhwanaag:-Dhamaan Jaamacadaha Somaliland Waa In Lagu Daro Qaybo Lagu Barto Farsamada Gacanta, Waayo Dhibaatada Ugu Wayn Ee Hor Taagan Horu Marka Ganacsigeena…G/ Rugta ganacsiga
Sunday, November 23, 2014
Click to listen

War Degdeg ah: - Xoghayaha Golaha Wakilada Oo Goor Dhaweyd Xabsiga Laga Sii Daayay - Lama garanayo waxa loo haystay Xoghayaha Golaha Wakiilada, hasayeeshee waxa lagu xidhiidhinayaa marka ay ugu dhawdahay in Khilaafkii ka taagnaa Golaha Wakiilada Somaliland.
Sunday, November 23, 2014

Cidamada Booliska Oo Hawl Gal Ay Qaadeen Ku Soo Qabtay Mukhaadaraad iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Oo Hadhwanaagnews Uga Waramay - Waxa aanu u soo qabanay Mukhaadaraadkan oo ay ciidamada Boolisku gacanta ugu soo dhigeen Hal Qof,
Sunday, November 23, 2014

Daawo: Ciyaartoyga Cristaano Rolando Oo Madaxiisa Uu Ka Muuqday Mid Kamida Magacyada Ilaahay. - Halkan Kadaawo Barnaamijka Qubanaha TV-ga Qaranka Oo lagu Sooqaatay Dhacdooyin Xiiso Badan.
Sunday, November 23, 2014

R-Hadhwanaag:Go'aankaa Golaha Guurtidu Soo Saareen Waa Go'aan Laga Sugayay Waan Ku Hambalyaynayaa - Halkan Ka Dhegayso Barnaajimkaa Oo Faahfaahsan
Sunday, November 23, 2014
Click to listen

Daawo: Wasiirka Ciyaaruhu Ma waxa Uu Neceb yahay Gobolka Gabilay Mise Abwaan Cabdilaahi Suldaan (Timacade)...Xildhibaan Xasan Cawaale. - Xildhibaan Barlamaan oo ka tirsan xisbiga Kulmiye oo Eedo culculus dusha ka saarey Wasiir ka tirsan Golaha xukumada Siilanyo
Sunday, November 23, 2014

DAAWO- Khudbadii Ugu Xiisaha Badnayn Ee Uu Guddoomiyaha Waxbarashadda Gobalka HAWD, Ka Jeediyay Madashii Xadhig Ka Jarista Wadadda Balligubade - Guddoomiyaha Waxbarashadda Gobalka HAWD, Ka Jeediyay Madashii Xadhig Ka Jarista Wadadda Balligubade
Sunday, November 23, 2014


Daawo: Wakiilada Xisbiyada Somaliland Ee UK Oo Gacanta Isula Tagay Dood Ku Dhexmartay Kalsan Tv - Halkan Kadaawo Warkaas Oo Faah-faahsan
Sunday, November 23, 2014

Ururka dhalinyarada Jiidaali ee Norway Oo Cambaareeyay Xadhiga Gudoomiyaha Ururka Jiidali Cabdiraxmaan Xasan Aadan. - Waxa kale oo aanu soo dhawaynaynaa, shirka ay ku baaqeen, dhalinyarada gobolka Gabiley. Xaq ayaad u leedihiin in aydun, si xor ah uga tashataan aayihiina
Sunday, November 23, 2014

Xoghayaha Arimaha Dibada Ee Maraykanka Oo Sheegay In Wadahadalada Nuclearka Iran In Lagu Kala Fogyahay - Steinmeier ayaa sheegay in su’aasha weyni ay tahay in Iran ay diyaar u tahay inay soo afjarto cilmibaaristeeda la xidhiidha sidii ay ku heli lahayd hubka nuclearka ah.
Sunday, November 23, 2014

Tunisia Oo Ay Ka Dhacayso Doorasho - Xisbiga Islaamiga ah ee Annahdah, kaasi oo dhawaantan lumiyay aqlabiyaddii Baarlamaanka ayaanan jirin cid u sharaxan ama cid uu xisbigaasi taageerayo.
Sunday, November 23, 2014

Duqey Katirsan Waxgaradka Maydh Oo Beeniyey Warar Lagu Baahiyey Warbaahinta Qaarkood. - Duqeyda Maydh oo Warbaahinta kaga jawaabay wararka laga baahiyay ayaa sheegay, kuwo aanay waxba kajirin islamarkaana
Sunday, November 23, 2014

Wasiirkii hore ee Dibada iyo Ganacsiga Dr Maxamed Cabdillahi Cumar Oo Loo Magacyada khabiir Midowga Yurub iyo Ururka Afrika Kala Taliya Xallinta khilaafaadka Siyaasadeed Ee Ka Aloosan Qaaradda Afrika - Wasiirkii hore ee Arimaha Dibada iyo Gancasiga Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar oo hada kusoo laabtey dalka Somaliland ayaa, soo marey Wadamo afrikaan ah kadib markii dhawaan Ururka
Sunday, November 23, 2014


La Yaab: Ramos Oo Cameradii Duubaysa Ciyaarta Kubad Ku Dhuftay Daawo - halkan ka daawo muuqaalkaas oo aad u yaab badan
Saturday, November 22, 2014


DAAWO MUUQAAL: Xafiis Cusub Oo Jamhuuriyadda Somaliland Ka Furatay Dalka Australia - Waxaana Xafiiskan Guddoomiye Ka Ah Kana War-bixinaya Mr Maxamed Xuseen Bali-Shire DAAWASHO WACAN
Saturday, November 22, 2014

R-Hadhwanaag:- Nuxurka Khudbado Ay Wasiirada Diinta, Ganacsiga Mulkiilaha Warshada AADCO Ka Jeediyeen Munaasibad Lagu Furayey Qaybta Labaad Ee Warshadaas - R-Hadhwanaag:- Nuxurka Khudbado Ay Wasiirada Diinta, Ganacsiga Mulkiilaha Warshada AADCO Ka Jeediyeen Munaasibad Lagu Furayey Qaybta Labaad Ee Warshadaas
Saturday, November 22, 2014
Click to listen


Munaasibad Lagu Furay Xarun Cusub Oo Uu Yeelanayo Baarlamaanka Jibouti Iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Jibouti Oo La Kulmay Dhiggisa Soomaaliya - Weftiga uu hogaaminayo Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya,ee booqashada ku jooga wadanka Jibouti,
Saturday, November 22, 2014

Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Deegaanka Burco Oo Taageero iyo Hambalo Isla Bar-bar Taagay Xildhibaano Ku Biiraya Xisbiga Waddani. - Dhacdadani beegmaya xili ay mudooyinkii u danbeeyay Cirka isku sii shareeraysay ,taageerayaasha iyo Siyaasiyiinta Kulmiye ka baxaaya ee Xisbiga Waddani ku biiray
Saturday, November 22, 2014

Highlights
Daawo Muuqaal:-Wasiirka Maaliyada Somaliland Muxuu Ka Yidhi Khilaafkii Golaha Wakiilada.
Fadhigii Maanta Ee Golaha Wakiilada Oo Loo Qaybiyay Ajandaha Kal Fadhiga 26-tanaad .
R-Hadhwanaag:- Dalka Waxa Laga Furay Ilaa 50 Warshadood Waxaana Maanta Shaqaynayey 21 Warshadooda Intoodii Kale Shiraaca Ayaa Saaran Waana In Lays Waydiiyaa Sababta…G/Ururka Warshadlayda
R-Hadhwanaag:-Dhamaan Jaamacadaha Somaliland Waa In Lagu Daro Qaybo Lagu Barto Farsamada Gacanta, Waayo Dhibaatada Ugu Wayn Ee Hor Taagan Horu Marka Ganacsigeena…G/ Rugta ganacsiga
Cidamada Booliska Oo Hawl Gal Ay Qaadeen Ku Soo Qabtay Mukhaadaraad iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Oo Hadhwanaagnews Uga Waramay
R-Hadhwanaag:Go'aankaa Golaha Guurtidu Soo Saareen Waa Go'aan Laga Sugayay Waan Ku Hambalyaynayaa
DAAWO- Khudbadii Ugu Xiisaha Badnayn Ee Uu Guddoomiyaha Waxbarashadda Gobalka HAWD, Ka Jeediyay Madashii Xadhig Ka Jarista Wadadda Balligubade
Duqey Katirsan Waxgaradka Maydh Oo Beeniyey Warar Lagu Baahiyey Warbaahinta Qaarkood.
Wasiirkii hore ee Dibada iyo Ganacsiga Dr Maxamed Cabdillahi Cumar Oo Loo Magacyada khabiir Midowga Yurub iyo Ururka Afrika Kala Taliya Xallinta khilaafaadka Siyaasadeed Ee Ka Aloosan Qaaradda Afrika
DAAWO MUUQAAL: Xafiis Cusub Oo Jamhuuriyadda Somaliland Ka Furatay Dalka Australia
Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Deegaanka Burco Oo Taageero iyo Hambalo Isla Bar-bar Taagay Xildhibaano Ku Biiraya Xisbiga Waddani.
Daawo Muuqaal:- Barnaamij Aad U Qiimo Badan Oo ka Hadlaya Dadka Xanuunka Dhimirka Qaba Oo Loogu Magac Daray "Ha Dhibin Qof Dhiban"
Guri Uu Magalada Burco ku Leeyahay Wasiirka Xananada Xooluhu Oo Dowlada Hoose Kala baxday Albaabkii ka Dib Markii Uu Bixin Waayay Cashuurtii
Wax Ka Baro Taariikh-faneedka Fanaankii Weynaa Cabdilaahi Axmed Xirsi (Wigic) Oo Dhawaan Ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa Q.4-Aad
Daawo-Muuqaal:-Kelmadahii Xaaji Cabdiwaraabe Ka Yidhi Madashii Lagu Soo Af Jaray Khilaafkii Golaha Wakiilada
R-Hadhwanaag:-Xildhiban Xassan Cawaale Oo Sheegay In Wasiirka Ciyaaruhu Ka Hor Istaagay Koob Uu Ku Qabanayaayey Gobalka Gabilay Uguna Magac Daray Abwaan Tima Cade
Daawo Muqaal: Garaad Xuseen Cismaan Dhoof Oo Lagu Caleemo Saaray Degmada Habeedlay Ee G/Togdheer iyo Dadwayne Tirro Badan Oo ka Qayb-Galay Caalemo Saarka Garaadka
Xisbiga Ucid Wuu Ka Aqbalay Xog-Hayihii Maaliyada Is Casilaadii.Musharax Ku Xigeenka Xisbiga UCID
Daawo-Muuqaal:-Weedhihii Gudoomiye Ciro Iyo Baashe Maxamed Faarax Ay Ka Yidhaah Deen Go,Aamadii Guurtidu Ka Soo Saartay Khilaafkii Golaha Wakiilada
Salaadiinta Beesha Habar Yoonis Oo Ka Hadlay Go'aamadii Laga Gaadhay Khilaafka Golaha Wakiilada.
Taliyaha Ciidanka Asluubta Somaliland Oo Ka Hadlay Xabsiyada,Fariina U Diray Maayarada Dalka.
Daawo Muqaal:Ardayda Jaamacadaha Gudoomiyaasha Dagmooyinka Oo Ku Biray Xisbiga Kulmiye Kana Baxay Xisbiga Wadani
R-Hadhwanaag: Xukuumadda Oo Hakisay Kalluunkii Dibada Laga Soo Gelin Jiray Iyo Aragtida Shacabka Hargeysa.
Daawo-Muuqaal:-Go,aamadii Guurtidu Ka Soo Saaray Khilaafkii Golaha Wakiilada
R-Hadhwanaag:- Bulshadu Waa Inay Garato Dadka Laga Doonayo Inay Shaqada Sameeyaan Marka Laga Yimaado Dawlada Inay Yihiin Ganacsatada…Wasiirka Arimaha Gudaha
Warshada Waraaqaha Ee AADCO Oo Maanta Shaaca Ka Qaaday Inay Bilawday Soo Saarista Waraaqaha Cad Cad Ee Loo Yaqaan A4 +Daawo Sawirada
Daawo-Muuqaal;-Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo Ka Hadlay Go,Aamada Laga Soo Saray Khilaafkii Golaha Wakiilada
R-Hadhwanaag:- Halkan Ka Dhegayso Go'aamadii Ay Golaha Guurtidu Ka Soo Saareen Khilaafkii Golaha Wakiilada (Sawiro)
Saxafi Reer Somaliland Ah Oo Warbixin Laga Sii Daayay Telefishan Caalami Ah Ka Diyaariyay Tahriibka
Dal Ba'oow Yaa Ku Leh: Musuq-Maasuq Iyo Daruuro Fool Xun Oo Dul Hoganaya Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo
 
ALBAXRAYN
Waraysi cirro
Waraysigii Muuse Biixi
Waraysi faysal cali waraabe
Radio Hadhwanaag Nove 08 2014
Radio Hadhwanaag Toronto Nove 02
Xayaysiis
Madarasad
Dhismaha wadada baligubadle
buubaa
dahsbhiil rashiid Dualeh
Dahabshiil Awards
Maandeeq TV Toronto
Silaanyo kubad

©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.