Dhalinyarada Dunida Saddexaad Ma Boodh Gidaar Ku Yaalbaa, Maxaa Badey Iney Dhigooda Horu-marey Isu Qoraan Yagoo Nool.

0
Sunday April 14, 2019 - 11:46:45 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 185
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhalinyarada Dunida Saddexaad Ma Boodh Gidaar Ku Yaalbaa, Maxaa Badey Iney Dhigooda Horu-marey Isu Qoraan Yagoo Nool.

    Qalinka: C.S.F. (Jeesto).

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qalinka: C.S.F. (Jeesto).

Dhalinyaradu waa furaha bulsholaga furo ama lagaxidho, Aduunka hadiila cabirayo bulsho-weynmeel ku wadanool, Hal-beega laga qiyaasqaataa waa dhalinyaradoodu sidayula haystaan noloshaiyo waliba xadigaQaab-fikirkooda, Maxsuulkuna labauun bay midnoqdaan kuwa lagufarxo oo waxsoo kordhiyey amakuwa laga naxooo aan waxbasoo kordhin islamarkaana faashiliin ah.



Dunida saddexaad ayuuahaa Baytal-qasiidkii qormadaniiyo waliba dhalinteeda,Caalamka intaa leegcida laga shaqeystaaee aan wax-soo-saarbuuran lahayni waaQaarada Afrika ooloogu yeedho dunidasaddexaad, Hadaba qaaradanwaxa ku dhaqandhalinyaro fara-badan kuwaasioo aan aduunkaku lahayn magac, mukhatiricnimo, muhandisnimoiyo waliba mu,alifnimoshay laysla qaatey.


Dhalinta dunida saddexaadculuun way leeyihiinaqoonta ay bartaanama,aha mid yagaanfacaysa, Arki maysidmid kaliyoo waxhindisa umadu kudiirsato uu kasoo jeedaa, Waawada Aqoon-yahano aaneyculuuntoodu u goynaynxal u helida mushkiladahahaysta, Aduunka waxba umasheegaan yaga uunbaa loo sheegaa.


Dhalinta dunida saddexaadwaxay ka helaandaawashada dhalinyaro dhigoodaah oo shaqaysanaya,Kuwaasi oo layskajeediyey lana jiheeyeywaa dhalinta kubadaama balooniga ciyaarta,e, Waxa lagadhigay kuwa caalamiyakuwa ugu badanee ku mashquuleyee dan kastau seegay waadhalinta dunida saddexaadama Afrikaanka ooyagu ah khabiirofalan-qeeya kuwaa shaqadoodawata.


Dhalinta dunida saddexaadayuun baa lagasoo helayaa sidiigidaarada lagu qoroboodhadhka shirkadaha magacyadooda oo kale,Qaar yagoo noolqof isu qoreyoo u ahxayeysiis, Tusaale ahaanwiil baa taageeraisagoo muslim ah ciyaartoywaxa uu iibsanayaagaran magaca ciyaartoygaasi kuqoran yahay, Wuuxidhanayaa markuu ciyaarayoninkaa uu magaciisasitaa hadaba qofkanimaanu noqonayn sidiigidaar boodh kuyaala.


Dhalinta dunida saddexaad waxaykaga duwan yihiinkuwa kale ee caalamkawaa umada kaliyee xidhatadhar magac qofkale ku qoranyahay, Aduunka adigaoo cid taageereu ah maxidhan kartid garanuu ku qoranyahay magaciisu, Waayowaxay aaminsan yihiinin shakhsiyan qofkaasihoos isu dhigaywaxay xidhaan calaamadaay taageersan yihiinoo bilaa magaca.


Dhalinta dunida saddexaadwaa dhalin lamashquuliyey oo loosameeyey wax lagaga xadidayofikirka iyo waxsoo kordhinta, Waxaadmoodaa inay inyari imika waxsoo fahmayso wadamadaqaar baa yeeshaydhalinyaro mukhtariciin ah, Kuwaasinalama buun-buuniyo taariikhdanalaguma daro eedalalkooda ayuun baalaga yaqaanaa.


Dhalinta dunida saddexaad waadhalinyarada kaliyaatee dhigoodahagradey waqtiga ugubadan galiya hadaytahay ciyaaro iyoaflaam, Kuwaasi hortaway shaqeysanayaan laakiinkuwa afrikaanka ahee aduunka waxcusub keena amashaqaysanaya kuma mashquulaanmana bartaan xataama daneeyaan waxayu arkaan waqtilumis iyo waxaan waxba kasoo galayn.


Dhalinta dunida saddexaadma xusto taariikhdu manalaha halyeyo sidakuwa reer galbeedloo buun-buuniyo oomacaa manhajyada taariikhdalagu daro, Dalalkahoru-marey waxay kadhigaan dadkooda aqoonla barto kuweenanafrikaankuna may fahminwaqtigiiba intaad baranaysoayuu kaaga dhamaanayaa,Waa ka sheekayntanin shaqaysanaya ama ku daalistanin aan kuuogayn.


Dhalinta dunida saddexaadwaxa laga dhaadhiciyeyin afrikaanku agnaanyahay oo anuuwaxba garanayn, Ismabuun-buuniyaan, isma qiraan,isma dhiiri-galiyaan, Waxamanhaj u ahin jinsigooga iyoisirkooda laga mashquulo loonamihraabo kuwo kaleoo aan xataawax badan soo kordhinbalse yagu ku guulaystayiney aduunka waxoodanka dhaadhiciyaan.


Dhalinta dunida saddexaadimika ku noolmay helin aqoontiiwaqtigii mustacmarada ayheleen fucaada waalidkoodama hogaamiyayaashoodu kamidka yihiin, Waxayku soo beegmeenafrika xorawdey oohadana xiniban kanaxayiran dhicana duruqafikirka iyo aqoonta,Waayo in yarayaa loo qadhiidheyhalkaasina ha soodhaafina ayaa lagutaasi baanay qaateen.

Dhalinta dunida saddexaadwaa kuwa rajo-dhigeyoo noqdey boodhgidaar ku yaala ooqof nooli iskuqoro, Waxay naadiyaanama naawilaan inaydagaladooda ka tacabiraanama ka haajiraan,Halkaa gab ayeybaneeyeen waxa isweydiin leh ayaabuuxinaya halkaa ayka baxeen, amawaa ayo Assetkau yaala umadahoodaee bari hagayaa??????????.


Qalinka: C/raxmaan SayidFaarax (Jeesto)

Diplomatic Annalysts.

Gabiley/Somaliland.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...