Tanaa Ka Xun Tii Hore

0
Monday April 15, 2019 - 11:01:24 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 227
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tanaa Ka Xun Tii Hore

    14 / 4 / 19 Tanaa ka qabyaalad xun Keene iyo kordhiye

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

14 / 4 / 19 Tanaa ka qabyaalad xun Keene iyo kordhiye Keene. Waaryaa kordhiye saaxiib xukuumadii hore iyadu

In tuuga oo kooban ayay wax siin jirtay inta kalena faamligaa

Qaybsan jiray.

Tan immika jirtaa way ka xuntay tii hore ku wani dad iyo degmaba

Way dhergiyeen inta ay degaan iyagoo aan laba sano gaadhin.

Kordhiye . saxiib waxa kasii daran sida aanay waxba uqarsanayn

Oo ay weliba shaashadaa la soo fadhiyaan annakaa le

Waxa ka sii daran ku wan marka salaadiinta iyo wax garadku

La hadlo waxa ujawaaba cruur yaryar oo lasoo kiraysanayo/

Saxiib waxa kasii daran rag berigii hore iska dhigi jiray muwaadin

Oo wax dhaliili jiray oo immika aamusay oo qabiiloobay

Iskusoo wada duuboo bulshadu ha ducaysato inay nabad ku dhaafaan

Marka aad daa wato shaashadaa wararkooda waxa laga warramaa

Waa horuumarka GEBIILAY . WAJAALE / BERBERA

Maayarada la yaqaanaana waa sadexdaa

Waa yaab raggii ma iyagaa ka hadhay .

Abwaan . guuleed liibaan [email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...