Warqad Furan Oo Ku Socota Madaxweynaha Somaliand Mudane Muse Bixi Abdi .

0
Monday April 15, 2019 - 12:37:08 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 326
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Warqad Furan Oo Ku Socota Madaxweynaha Somaliand Mudane Muse Bixi Abdi .

    Ka. Muwadiin Somaliland Ah Ku. Madaxweynaha Somaliand Muuse Biixi Cabdi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ka. Muwadiin Somaliland Ah Ku. Madaxweynaha Somaliand Muuse Biixi Cabdi
Warqadan Furani Kama Ayna Iman Shisheeye Ama Dawlad Diid Ama Siyaasi iyo Qof Daano Gaar Ah Lehba Waxayse Ka Timid

Jamaal Ali (Ina Ali Dheere) Oo Ah Muwadiin Reer Somaliland Ah Ku Dhashay Ku Barbaray Wax Ku Bartay ,Deggan Oo Kana Shaqayesta Inti Somaliland Jiirtayna Aan Meel Aduunka Uga Bixin , Waxa Aan Ka Mid Ahay Daka Aad Masuulka Ka Tahay Waxaaan Aamisanyahay Inaan Dareenkayga Iyo Ka Shacabkaba Cabiri Karaayo Kulana Wadagi Karo Ku Hadli Maayo Af Siyaasadeysan Iyo Miid Mucarid Ah Ba Ama Af Koox Gaar Ah Ba , Balse Wax Waxaa Aan Xabarsanyahay Fariin Ka Timiid Bulsho Kala Duwan Oo Ku Nool Deeganada Somaliland Oo Dhan Ku Waasi Oo Aan Awoodin Inay Kula Hadlaan Warqadan Waxaa Aan Ugu Magac Daray Hooyo Aabo Adaa Ii Maqan Ee Maxaad Igu Talisay,


Mudane Madaxweyne Ma Sahlana In Masuuliyad Aad Qaado Malaayin Qof Oo Ku soo Dareeray Oo Ku Coodeyey Oo Qoraxad Ku Tagna Hadh Iyo Habeen Waxaan Aan Alle Swt Kaaga Baryaa In

Alle Xilka Ku Kugu Astuuro Kuna Fudaydiiyo Masuliyda Ku Saaren Ee Aad Hayso Mudhan Hal Sano Iyo Badhka Ah,

Waxaan Mar Walba Ku Xasuusinayaa In Bulshadii Ku Dooratay Ay U Bahan Tahay Adeeg Cafiimad, Iyo Miid Waxbarsho Iyo Mid Biyoba Ah Masuul Walba Oo Aad Xil U Magacowday Golaha Wasiirada Waxaan U Sheegayaa In Ay Idiin Saran Tahay Xiil Aad U Culus Xilkana Lagula Xissab Tami Doono Marwalba Akhiiro Iyo Aduunyaba


Mudane Madax Weyne Ma Awoodo In Aan Sii Khaas Ah Ama Shakhsi Kugu Soo Garsiiyo Warqadan Waxaa Aan Door Bidayaa Inay Noqoto Waqad Furan , Waxana Rajenayaa In Ay Si Un Kugu Soo Gadhi Donto, Adna Aad Firiin Dontid Insha Allaah Si Taxadir Leh , U Heli Dontid Warqada Iyo Xogta Ay Xamabaarsan Tahay Ba Sida Saxda Ah U Tiix Galin Doontid Bahiiyaha Aas Asiiga Ah Sida Biyaha Cafiimadka Wax Barshada Iwm Wad Og Tahay Manta Madaxweyne Halka Ay Wax Maryaan Mudane Madxweyne Waxa Ay Shacabku Ku Rajeynayaan In A Aad Kor Uga Si Qado Bahiiyaha Ku Xeeran Bulshada Somaliland Oo Dhan

Madaxweyne Waxa Kula Hadlayaa Aniigo Oo Ah Muwadiin Aqoonyahan Shaqo La Aani Haayso , Dhibbane Caafimaad, Danyar Awood Daran , Waliid Aan Awoodin Waxbariid Imihiisa , Askeri U Taagan Sugida Amiinga Aanse Helin Daryeel, Muwaadin U Saameyey Sixir Babararka Iyo Nolosha Qaaliga Ah, Dulmiane Cddalaad Doon Ah , Cashuur Bixiye Aan Badeelkeda Helin , Dhibaane Musuq Maasuq ,

Mudane Madaxweyne , Waxaan Ahay Muwadiin Reer Somaliland, Waxaan U Soo Jogay Wakhtiyo Kala Duwan Oo Somaliland So Martay Oo Miid Waliiba Duruuf Iyo Waayo Lahaa Oo Diiwanka Tarikhda Somaliland Ku Xardhan Oo Aan Goob Jog U Ahaa In Toda Badan Wallow Ana Garadka Aan Manta Aan Leeyahay Ana Lahayen Mararka Qaar Lakiin Marka Aan Diib U Milicsado O Aan Tariikhda Iyo Wayihii Badna Ee Ay Soo Martay Somaliland Waxaan Dareemayaa In Nolosha Dadka Reer Somalland Ay Lee Dahay Taboshooyin, Hadi Ay Noqoto Dhanka Aas Asiga Sida Sixirbrarka Iyo Biyo La Aanta Iyo Cafimaad Xumada Iyo Waxbarashadii Oo Mesha Ka Sii Baxaysa Oo Noqotay Ganacsi, Xor Ah Iyo Shaqo Laan Bahsan Oo So Food Sartay Dhalinyardi Wax Bartay


Mudane Madaxweyne Nabad Galaydu Waa Wax Somaliland Ku Soo Caano Maashay Kuna Gaadhay Hormaarka Iyo Badhaha Iyo Wax Wada Qabsiiga Iyo Wada Lahanlasha, Waa Amaanka Waxana Surto Galiyey Ciidanka Qaranka Oo Hadh Iyo Haben Sexan Oo Ku Heelan Sugida Iyo Hormarka Somilland Oo Waliba U Dheertahay Dhaxan Iyo Bacad U Tagaan Byihiin Sugiida Amaanka Alle Ayaa Abaalkooda ,

Mudane Madaxweyne Ciidanku Wa Tiir Dhexaadka Sugida Amiinga, Waxaa Kuleylka Qoraxada Iyo Qabowga Hadh Iyo Habeen U Oogan Sidii Daku Ugu Sexaan Lahyen Ugu Soo Soo Toosi Lahyen, Uguna Nolaan Lahaayen Nabad Boqolaal Ka Miid Ah Ciidan Somaliland Waxay Noftooda Ku Wayeen Difaac Iyo Sugiida Amaanka Qaranimada Somaliand Iyadoo Sidaa Tahay Ma Helaan Daryeel Buuxa Sida Musharka Ku Filan Dhiiri Galin , Daryel Qooys Iwm

Mudan Maxadweyne In La Heelo Daryeel Cafiimad Waa Aas Aska Nolosha, Waxa La Qabtan Waxaa Ugu Mudan In La Bad Baadiyo Naf Hadii U Alle U Qoray In La Bad Baadiyo , Dad Badan Ayaa Waxay U Dhinteen Dhiig Bax Yo Daryeelan Cafimaad Xumo , Ma Helaan Garagar Kii Ugu Haboona Ee Loo Samyena Lahaa Ama Gar Gaar Dag Dag Ah O Lagu Badbaadiin Lahaa Naf Tooda Waxa Loola Carara Dhakhatarada Bareefadka Ah Ku Was Oo Dhiig Miirato Lacageed , Dareyeelkooda Cafimaadna Maha Miid Aad Looga Baraan Dagay Xaga Dawooyiinka Iyo Iwm

Adeeg Cafimad Ee Ay Bixiyaan Maha Miid Dhakhtrada Gaarka Lo Leeyahay Ay Dabooli Karan, Hadaba Madaxweyne Waxaan Ka Codsanayena Aniiigo Ku Hadalayaa Afka Shiciibka Somaliland In Aad Ku Dadashaan Hirgaalinta Adgeega Cafimaad No Na Tayeeysaan Tayada Cafiimad Ee Ka Jiiraa Dhakhtarka Weyn Ee Hargeisa Dhamaana Aad Gaadhsiina Gobolada Iyo Dagmooyinka Somaliland Daryeel Cafiimad Oo Ku Filan

Mudane Madaxweyne In La Heelo Biyo Ku Filan Dhamaan Soamalaald Waa Miid Laga Wada Suugyo Madaxweyne Hadii La Heelo Biyo Waxaa Iman Kara In Hormaar Laga Gaadhi Karo Dhinaca Walba Oo Nolosha Ka Miid Ah Maxdaxweyne Waxaad Ogtahay In 100/85 Ay Biyo Ladahay Casimada Somalliland , Waliba Bulshada Inta Waxaa U Dheer Mudane Madxaweyne In Bulshad Qaar Ana Awoodi Karin In Ay Shubtaan Boyoodo Iyo Iwm Waliba Mudane Madaxweyn Ad Goob Jog U Ahyed Biyo Baladhiinta Hargeisa Taas Oo Manta Laga Joogo Mudo Dhowr Saano Ka Hor Ah Ilaa Manta Aan Soo Gaadhin Halkii Loogu Talagay Oo Ahyed In Xafad Walba Oo Hargeisa Ka Mid Ah Biyo Ku Filan Ay Heesho Se

Wali May Suurto Galin Waxan Alle Ka Baryayaa In Alle Igu Suugo Hargeisa Oo Biyo Ku Filan Hesha Insha Allah Malin Ayaa Gaadhi ……

Mudane Maxadweyne, Waxaad Ka Mid Tahay Aas .Asayaasshi Somalland , Aqoon Iyo Khibradba Ayaad U Leedahay Muhimada Iyo Kala Horeynta Bahiya Aas Asiiga Ah, Aqoon Buuxdana Ayaad U Leedahay, Waxana Og Tahay In Gajaada Iyo Haradka, Jahliiga , Lagaga Bixi Karo Tayada Waxbarsho Oo Aad Loo Tayeeyo Korna Loo Qaado, Dhamaan Waaxbarshada Somaliland Goobal Ilaa Dagmo , In Badan Oo Ka Miid Ah Bulsho Weynta Somalaialnd Ma Awoodan In Ay Geyaan Ilma Hooda Gobaha Waxbarsho Ee Aas Asiga Ah, Iyada Oo Ay Sababatay Durufo Badan Oo Haysta Walidka Dhalay Ilamahaa Sababatana Waxbarshada Oo Noqotay Ganacsi Mudane Madxweyne Waxaad Ogyeed In Schoolada Dawliiga Ah La Dhiigay Bilaash Hase Aan Manta Ahyen Bilaash Lagana Qaado Lacag, Haba La Qadee Aan Tayada Wax Barsho Ee Taala Aan Ahyen Mid Aqonta Ubadkeena Aan Kor Uqadi Kariin Marka Loo Eego Wadamada Jaarkena Ama Dariska Ina Ah,

Hadaba Mudane Madaxweyne Waxaan Kaga Fadhiina In Aad Noo Tayeyso Waxbarshadda Kana Dhiigto Miid Lacag La Aan Ah Sii Uu Helo Muwadin Waba Waxbarasho Una Aado Dugsiyada Aqoontu Taalo …

Mudane Madaxweyne , Jamacadaha Dalka Waxaa Kasoo Qalin Jabiyaa Arday Aad U Tiiro Baddan, Waxaa Galay Wakhati Iyo Haanti Lacageed Laga Yaaba In Hooyo Danyar Ahi Salada Subax Guuriga Ka Baxaysay Muudo Dheer

Walibana Ay Dhaxanta Iyo Bacadka Ay U Fadhiiday Si Ay Uu Gaadhsiiso Ubadkeeda, Aqoon Yahankasi Waxay Ka Welwellayaan Marka Ay Dhameyan Jamacadaha Waxay Qaban Lahyeen Iyo Halaad Ugu Jihayen Lahyed Mustaqbalkooda Nolaleed Dhalinyarda Waxaa Ku Jiira Qar Badan Oo Wadanka Anfici Doona Door Koodana Ka Qadan Dona Lakiin Waxay Ka Sugayaan Wadadii Ay Mari Lahyeen In Aad U Jeexdo , Waxaa Jiiray Kumaan Dhalinyaro Ah Oo Aqoon Yahan Ah Oo Wadanka Ka Hajiiray Markii Ay Dhameyn Waxbarsahdii Kala Duwana E Ay Soo Mareen Taasina Waxay Sababtay Inay Baada Isku Guuran Oo Halkaa Ku Naf Wayaan, Kumaan Hooyo Ah Oo Qoraxda U Fdhiyey Inay Ka Helaan Ubadkooda Tacabkii Ay Galiyeen Una Badshay Geeri Iyo Naxdiin Taasna Waxaa Sababtay ShaqoLa Aanta Bahsan ee ka Jiirta Somaliland

Mudane Maxaweyne Maha Shaqo Abuurku In Xafiisyada Dawaladaoo Quudha Fadiisto Ama Hayad Loo Shaqo Tago Waa In Shaqo Abuur Laseemyo Hadii Ay Noqon Lahyad In Waddana Ganacsatadu Maalgalin Ku Sameyso , Ganacasiiga Kor Loo Qaado Aduunka Lagu Xirmo , Lala Jaanqaado Y Furashada Tiknoolajiyad , Waxbarshada La Sameeyo Kaluumaysiiga Koor Loo Qaado Wax Soo Sarka Beeraha Isna Kor Loo Qaado Ayaa Lagaga Bixii Karaa Aqabada Ah Hortagan Dhalinyarada Wax Soo Baratay Ee Bada Isku Guuraysa

Mudane Madaxweyne , Musq Maasuqu Waa Mid Ka Mid Ah Aqabadaha Wayen Ee Dalkeena Ka Jira Somaliland Marxalaado Kala Duwan Ayey Soo Martay Waxayna Kag Gudubtay Waayo Aragniimo Badan Hase Yeeshe Xaal Wali Looma Heelin In Musuq Masuuqa La Yareeyo Waxaa La Sameyey In Lala Dhaqmo, Yar Iyo Weyna Qof Walba Oo Lagu Heelo Musuq Iyi Hanti Dawladeed Oo Sifo Sharciga Baal Marsan Ugu Tagrifalay Waxaan Madaxweyne Ka Codnayaa In Aga Qaado Talaabo Caad Oo La Mariiyo Sharciiga Hadii La Hoor Keeni Waayo Waxay Hoor Seedikartaa In Hantida Umada La Xalalalshado Oo Daliil Loo Samyesto Musuq Maassuuq Waxaa Uu Galay Qayb Walba Oo Bulshada Ka Mid Ah, Ha Haado Shaqale Dawladdeed Ama Mid Bulsho Waxay Rabta Inay Musu Massuuq Sameyso


Madaxweyne Waxaan Ka Coodnayaaa In Dawlada Aad Hogaaminaysaa Ay Qoorse Cad Ka Wada Yeelantaan Xakamaysaan

Takale Mudane Maxdexweyne Waxaan Ka Coodnayaa In Aad Xakamayesaaan Sixir Bararka Iyo Isku Badalka Lacagaha Taas Oo Iyana Sababtay Kala Fogaansha Nolaleed Ee ka Jiira Somaliland


Ugu Dambeyn , Mudane Maxweyne Waxan Ahay Cashuur Bixiye, Waaxaa Layga Cashuura Dhulkayga , Gurigayga , Gaarigayga , Goobtayda Ganacisiiga Iyo Mushaharkayga Mna Heelo Beddalkeeda Waxaan Ahay Hooyo Agoon Korsata Dhaxanta Iyo Bacadka Ayaan Lafariista Caano Iyo In Yar Oo Khudrad Ah Iyo Iwm Iyo Wxa Walaba Oo Aan Is Yiidha Waad Kalhelikartaa Nolal Malimeedka Ilamaha , Waxa Layga Qaada Casshuur Aan Awoodin Mana Heelo Taas Badalkeda Ama Goob Ama Meel Aan Kaga Gabado Cadceeda Iyo Qoraxda Dhaxnata Iyo Roobka , Aan Ka Hoos Gaalo Oo Aan Ka Soo Sartoo Nolol Malimedka Aan Siinayo Ilamahayga


Taas Waxaa Ii Dheer Xiliyada Guuga Ama Roobku Cuurto Waxaa Goobta Aan Ku Ganacsanyo Iskugu Soo Urura Dhamaan Khasshiinka Iyo Biyaha Wasaqaysan Oo Sababa Nadaf Xuumo Bilic Darro Iyo Xanuuno Fa Fa

Waxa Intaa Ii Dheer Laydh Qaaliya Ama Biyo Qaal Ah Oo Aan Mar Walba Eleyn Iyo Noloshii Oo Cidhiidhi Gashay Iyado Intaas Oo Cashuur Ahba Layga Qadayo Mudane Maxdwene Waxan Ahay Muwadiin U Bahan In Uu Heelo Cashuurta Laga Qaadayo Bedelkeeda Layguna Qabto Bahiiyaha Aas Asiiga Ah Eek Or Ku Xuusan


Taalo Soo Jeedin , Mudane Maxadweyne , Waxaan Rajeynayaa Inay Qabadahaa Aan Kor Ku Soo Xusay Waxaan Kugu Kugula Talinayaa Mudane Madaxaweyne In Aadd Massuliyinta Ku Xiil Saran Hawalahaa Aan Kor Ku Soo Xusay Aad Kula Xisabtami Doonto Una Fooijignan Doonto Hawalaha Qaranka U Hayaan Aniigo Amiisan Goolaha Wasiiradu Inay Yihiin Raag Wax Ka Badali Kara Aqabadaha Kor Ku Soo Xusan, Hadana Ay Jiiran Bahiiyo Badan Oo Aan Ila Hada Waxba Laga Qaban Hase Yeeshe Ay Mudan Tahay In Ahmiyada Kowaad Ay Siiyan Oo Ahyed Halku Qaranku Ka Diismio Kana Hana Qaado Ay Tahy In Ariimaha Aas Assiiga Ah , Laga Horaysiiyo Wax Walba, Sida Cafimadka , Biyah , Waxbarshada Bilicda Casimada, Waad Arkaysaa Mudane Wadaxweyne Bilicda Casiimada Waa In Aad U Soo Jeedsata Umadii Ku Jeclayed Ee Hadh Iyo Habeen Ku Soo Baxday Ee Ku Jecel In Aad Wax U Qabto Waan Og Nahay Mudane Wadaxweyne Waan Ku Yara Xassuusinayena Uun Muadane Madaxweyne Waxaan Filayaa In Ay Sii Uun Kugu Soo Gaadhi Donto Warqada Ka Socta Umada Aad Hogaaminaysid

Waa Marki Ugu Horaysay Ee Aan Qoraal Nocan Oo Kale Ah Oo Ka Turjuma Bulshada Aan Soo Qoro Waxana Rajeynayaa In Uu Gadhi Doono Madaxweynaha Dalka Qof Walba Oo Muwadiin Ah Oo Qoraalkan Akhriistay Ha Faafiyo Si Uu Ugaadho Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi

Alle Ayaa Mahad Leeh

Qoraa Jamal Ali Dheere

[email protected]
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...