Ururka Qareenada Somaliland Siday U Arkaan Xadhiga Xildhibaan Dhakool?

0
Thursday May 16, 2019 - 14:34:01 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1330
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ururka Qareenada Somaliland Siday U Arkaan Xadhiga Xildhibaan Dhakool?

    War-saxafeed Ururka Qarenada SOLLA, Mohamed Mohamoud Hashi---------- Guddomiyaha Ururka qarenada Somaliland SOLLA

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War-saxafeed Ururka Qarenada SOLLA, Mohamed Mohamoud Hashi---------- Guddomiyaha Ururka qarenada Somaliland SOLLA

Ururka qarenada Somaliland waxa uu mantaoo tarikhdu tahay13/5/2019 warsaxafadeedkiisan kaga hadlaya Xadhiga qayra dastuuriga ah e laguxidhay xildhiban ka tirsan golahawakiilada JSL ‘’ dhakool’’ xadhigan oo ah mid xad-gudub ku ah dastuurka qaran islamarkana ah meesha lagaga saaray xasaanadii uu dasturkaqaranku siiyey Xildhibaanada Golaha wakiilada iyo goleyaasha kaleba waana arinugub ah oo aanay Somaliland hore uga dhicinlaf-jabna ku ah hanaanka dimuqraadiyadeed e dowladnimada JSL.



Ururka qareenadu wuxuwar-war iyo walaacwayn ka muujinaya jabintaanada dasturka qaran iyo ku dhaqan la’aantasharciga e caadadaiyo dhaqanka u noqday xukumadamanta e Madaxwayne MuseBiixi Cabdi taasioo aanay xukumadani muddadii ay xilkahaysay ay si qaawan oo badheedh ah ugu tumataydasturka dalka iyo qawaaniinta kalebagaar ahaan qodobada la xidhiidha xuquuqda xadhiga muwaadiniinta reer –Somaliland gabiahaanbana meesha ka saartayxuquuqaha dastuuriga ah e ku xusan Qod. 25, 26,27,28,24,29 edasturka

qaranka taasi oo gabi ahaanbamuwaadiniinta la xidhaymuddadan labada sannoe dhow dhow ahaan qofna xadhigiisa loo marin nidaamsharci balse loo xidho muwaadiniinta qaab qayra sharci ah oo ah in habenimoguryaha loogu taadoiyada oo aan la haysanwaaran qabasho iyo waaran guri galid midnaiyada oo uu dasturka qaranQodobkiisa 29 aad tilmaamayo inaan guryaha muwaadniinta la gali karinla baadhi karinilaa uu jiroamar garsoore awoodu lihi soo saaray oo sababaysan islamarkan waxa wajib ku ah ciidanka booliska inay u akhriyan waaranka guri galida una dhiiban sidoo kale sida uu tilmaamayo Qod.25 xubintiisa 2 aad waxay tilmaamaysa inaanqofna la qabankarin la xidhikarin ila uu jiro amargarsoore awood u lehi ku soo saaray qabashadiisa ama aan islawaqtiga lagu qabanisaga oo danbifaraha kula jira haddaba waxajirta inaan qabashada xildhibanka loo haysanwaaran qabasho iyo waaran guri galid midna sidoo kale waxa jirta inaan qabashada xildhibanka loo marin nidaamka uu tilmaamayo Qod.49 faraqadiisa 3 aad waxaycaddaynaysa inaan xildhibanka la baadhi karinla waraysan karin sababobaadhitan , la xidhi karinilaa ogolaansho lagahelo golaha wakiilada e uu ka tirsanyahay sidoo kale qodobkan dasturka e 49 xubintiisa 4 aad waxaycaddaynaysa inaan


xildhibanka sinabaloo qaban karinila ogolaansho lagahelo golaha waxaanaybooliska JSL jabiyen oo ay si badheedhah ugu tunteen dasturki qarankaJSL gaar ahanqod,29,25,27,49,79 dhamanba qodobadan waxa loo jabiyeyxadhiga xildhibanka , haddaba su’aashuwaxa weeyi marka qodobdasturi ah la jabiyo maxaciqaab ah e ka dhalankarta ama talaabosharci e ku haboon cida jabisa qodobdasturi ah sidaay tilaamayan qodobadadasturiga ah e kala ah 25 xarafkiisa 3 aad oou dhigan sidanDawladda ayaa muwaadiniinta u dammaanad qaadaysa xuquuqda iyo xorriyadaha ciqaab ayaana ka dhalanaysa ku xad-gudubkooda Sidookale sida ku cad Qod, 27 xarafkiisa 9 aad oo sheegaya in ciqaab lagumutaysan karo jabintaiyo ku xad- gudubka xuquuqaha la xidhiidha xoriyadka iyo xadhiga sidookale Qod.24 xubintisa 4aadwuxu waajibinaya in si deg deg ah oo daahid la’aanah loo fuliyociqabta ka dhalatay ku xad-gudubka xuquuqda xadhigaiyo xoriyadaka muwaadininta


Qodobadani waxay caddaynaya in dowladu masuul ka tahay dhowrida ilaalinta xuquuqaha dastuuriga ah e la xidhiidha xadhigaiyo xoriyadka qofkasidoo kale qodobadani waxay caddaynaya in dowladu masuulka tahay waajibsharcina ka saaranyahay cid kasta oo ku gafta jabisa qodobadan dasturiga e kala 24,25;26,27,28.29 masuuliyada ilaalinta iyo ciqaabmarinta ku xad-gudubkoodaba waxa uu dastuurku waajib kaga dhigaydowlada oo ah golaha xukumada e Madaxwaynaha iyo wasiirada


Haddaba waxacad in ay booliska JSL ay ku xad-guduben xuquuqdii xadhiga iyo xoriyada muwadiniinta sidoo waxayku xad-gudben xuquuqdii dhowrsananta xildhibanada e ku xusan Qod.49,79 e dasturka qaranka sidoo kale waxa cadin booliska jabiyen8 qodob oo dasturi ah ookalaah 24,25,26,27,28,29,49,79 waxa dastuurka qaranku waajibiyeyin jabinta,ku xad-gudubka dastuurka ay ka dhalanayso masuuliyad daro iyoku xad-gudub dasturcid kasta oo ku xad- gudubta ama jabisa dasturka qarankuna waxay mutaysanaysa xilka qaadis iyo ciqaab danbi intaba sida uu tilmaamayo Qod. 96 xubintiisa kowaadxarafkiisa T sidookale waxa uu qodobka 37 xubintiisa kowaadwaajib sharci kagadhigaysa xukumada inay ku dhaqanto dasturka qarankan JSL .


Waxa cad in xadhiga xildhiban la geeyey Maxkamada gobolka Hargeisa kanacodsaden boolisku Maxkamada inayu xalaaleeyan xadhigaxildhanka taasi oo aanay Maxkamada Gobolku sharci ahan aanayawood u lahaynoo xildhibanada iyo wasiiradaba waxadacwooda la gaynaya Maxkamada sare e caddalada balse lama gaynayoMaxkamada gobolka manaqaadi karto waxaanay booliskuku xad-gudben haddanaQod.79.96 e dasturka qarankaoo caddaynaya Maxkamada la gaynayodacwada xildhibanada iyo wasiirada taasioo ay gabi ahaanba booliska JSL ay meeshaba ka sareen dasturkii qarankani ku dhisnaiyo ujeedadii ay u aas-aasnaayen booliska qaranka JSL oo ahaydfulinta dasturka qarankabalse waxay u eegtahay in booliska JSL qabtan shaqo ka duwantii dasturku farayiyo ujeedadii looaas-aasay e qarankuuga danta lahaa waxaana tilmaamaya shaqada booliska Qod.124 e dasturka qaranJsl


Xadhiga xildhibanka waxa diiday oo ka jawaabtay oo caddaysay inuu sharci daroyahay Maxkamada gobolka Hargeisa xadhigii booliskana ka diidaykana hadashay inaysharci daro tahay, sidookale waxa xadhigaxildhibanka diiday oo ka soo saaray go’aansharci ah guddida

joogtada ah e golaha wakiilada oo tilmaamay in xadhiga xildhibanka qaabka loo marayay qayra dastuuri tahaysidoo kale waxa ka hadlayxadhiga xildhibanka garyaqaano ka tirsan ururka qarenada Somaliland waxaana nasiib daroiyo ku talo gal ay xukumadu ku talo gashayjabinta dasturka ah in ilaa hadauu xildhibankii xidhanyahay oo ay xukumaduku adkaysanayso jabinta dasturka islamarkana ay xukumadu ku taageerayso booliska jabinta iyo ku tumashada dasturka qaranka JSL cidkasta oo jabisa dasturkaqarankanina waxay mutaysanaysa xil ka qaadisiyo ciqaab sida uu caddaynayo dasturkaqaranku e Qod.96 xarafkaT

Haddaba ururka qarenadaSomaliland waxa uu cod dheerku cambaaraynayaa habkaloo maray xadhiga xildhibanka iyo jabinta dasturkaqaranka e ay xukumadu caadaysatay waxaanan ku baaqayna

1)In xukumadu sharciga iyo ku dhaqanka dasturka u soo noqoto islamarkana la xisaabtanto booliska JSL e jabiyeydasturka qarankani ku 

1)dhisanyahay haddiikale waa in goleyaasha sharcidajintu kula xisaabtaman xukumada jabinta dasturka si aan loo caadaysan ku xad-gudubka dasturka qaranka

2)Waxaanu ku baaqayna in xildhibanka loo celiyo xoriyadiisa si deg deg ah ciddi xadhigan qayra dastuuriga ah ku xidhayna talaabo sharci lagaqaado

3)Waxaanu ku war-galinayna xukumada JSL in ay ixtiraamto dasturkaqaranka e ay kudhisantahayoo aanay ku adkaysan jabintadasturka e aad moodo inayku adkaysanayan hadda

4)Waxaanu ugubaaqayna ugu danbaynin hayadaha dowlada,goleyasha qaranka

,Madaxwaynaha in la fuliyo ku dhaqanka dasturkaqaranka oo la iskula xisaabtamo waana ta kaliya jiritanka qarankani ku dhisnaanayo ummada reer Somaliland lagu hogaamin karo

 

 

Allah Mohad Leh

Loading...
Loading...