Baaq Taageero Ah Shirka Walaaleeye.

0
Tuesday June 11, 2019 - 10:04:58 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 625
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baaq Taageero Ah Shirka Walaaleeye.

    Asc Marka Hore Waxaanu Halkan Kasalaamaynaa Bahda Warbaahinta, Marka Xiga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Asc Marka Hore Waxaanu Halkan Kasalaamaynaa Bahda Warbaahinta, Marka Xiga

Anagoo Ah Dhalinyarada Qaaradda Yurub Ee Beelweynta Habar Jeclo, Waxaanu Baaq Iyo Taageero Uduraynaa  Shirka  ( Walaaleeye) Ee Dhawaan Ay Isugu Imandoonaan Beelaha Garxajis Iyo Habar Jeclo, Baaqaas Oo Kusocda Dhalinayarada Labada Beelood, Waxaanu Madax Dhaqameedka Beesha Habar Jeclo  Ugubaaqaynaa Inay Shirkaas Gogoshiisa  Dhigaan Oo Isudiyaariyaan  Qabashadiisa Iyo Walaalaynta Labadan Beelood Walaalaha Ah Ee Siyaasiyiinta Munaafiqiinta Ahi Kala Ilaalinayeen Ilaa 1991  Intii Kadanbeysey  Ilaamaanta, Anaguna  Hiil Iyo Hooba Waanu Labar Bartaaganahay  Waayo Waadadka  Aanaan Saacad Kalamaarmin Ee Ilaa Sanaag, Sool, Saraar, Saaxil, Togdheer, Iyo Kililka Shanaad Intaba Aanay Jirin Waxnoo Kalasoocani, Sidookale Waxaanu Dhalinyarada  Beesha Garxajis Ugubaaqaynaa Inay Dhinacooda Kashaqeeyaan Sidii Uu Kuqabsoomilahaa ( Shirka Walaaleeye )  Hadii Ilaahay Aqbalo .  Afeef Waxaanu Ummadda Reer Somaliland U Caddaynaynaa  Inaanu Shairkani Ahayn Mid Waxyeelaya Qaranka Somaliland Iyo Cidkale Toonna  Inuu Siiwanaajiyo Mooyaane.   Wabilaahi Tawfiiq .

 

[email protected]


Lis Dairy
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...