Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Deegaanka Burco Oo Si Adag U Difaacay Wasiirka Arimaha Gudaha

0
Friday July 12, 2019 - 20:45:18 in News by G. Good
  • Visits: 2418
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Deegaanka Burco Oo Si Adag U Difaacay Wasiirka Arimaha Gudaha

    Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Deegaanka Burco Oo Si Adag U Difaacay Wasiirka Arimaha Gudaha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Deegaanka Burco Oo Si Adag U Difaacay Wasiirka Arimaha Gudaha


Burco(HWN):-Xildhibaan Mubaarig Yuusuf Bidhi oo ka mid ah golaha deegaanka degmada Burco ayaa si adag u difaacay wasiirka arimaha gudaha somaliland oo dhaliilo loo jeedinayey.




Xildhibaan Bidhi ayaa war uu soo saaray waxa uu ku sheegay in wasiir Maxamed Kaahin mudan yahay inuu dalka madaxweyne ka noqdo, waxaanu warkiisa u dhignaa sidan:-


Wasiir Maxamed Kaahin Wuxuu Mudan Yahay Inuu Noqdo Madaxweynaha Lixaad Ee Somaliland"


Wasirka Arimaha Gudaha Mujaahid Maxamed Kaahin Axmed , nin reer maaha,waa nin qaran.


Waa nin mudan in talo loo dhiiso.waa nin mudan in Dalkan Madaxweyne ka Noqdo mar hadi Saaxibadi dalka Madaxweyne ka noqden AHN Cabdiraxmaan Tuur.Silaanyo.iyo Muse Bixi oo hada Madaxweyne ka ah .


Miyaynan Mujaahid Maxamed Kaahin oo ahaa afarti Sarkaal ugu horeyay SNM u talaba uu ka mid yahay isla markana kaligi ka nool yahay ilaahay Cimrigisa iyo Caafimadkaba ha u barakeeyo anay ahayn inu mudan yahay Madaxweynaha Lixaad Somaliland.


Mujaahid Maxamed Kahin colada Ceelafweyn dadka walaalaha waxaa umada somaliland markhaati ka tahay inu juhdi iyo wakhti badan ku bixiyay siday dadkaasi u heeshin lahaayen.cid ka badsata ma jirto sidu uga hawl galay inu colada dhameeyo.


Mujaahid Maxamed Kaahin waa nin qaran dadka reer Somaliland waa isugu mid

Loading...
Loading...