Xisbiga Wadani Haduu Sidan Ku Sii Socdo Saaxda Siyaasada Wuu Kabaxaya

0
Wednesday March 13, 2019 - 11:19:24 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 406
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga Wadani Haduu Sidan Ku Sii Socdo Saaxda Siyaasada Wuu Kabaxaya

    Qofna kama qarsoona Natiijadii doorashada Madaxtooyada waxay ina dhaxal siisay. laakin marna xisbi qaran oo Somaliland ah kamaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qofna kama qarsoona Natiijadii doorashada Madaxtooyada waxay ina dhaxal siisay. laakin marna xisbi qaran oo Somaliland ah kamaan
 filayn inu waxyaabaha qaar fal celiskiisu noqdo.. mararka qaar waxaan is idha malaha dadkani ma doonayaan in ay qabtaan hogaan dalka ,ee wuxuu qorshahoodu NOQDAY in ay burburiyaan Somaliland , hadaanay sidaa ahayn maxaa loo arki waaye madaxda xisbigaa oo ka hadasha deelqaafka ka soo baxaya afka qaar madax ka ah xisbigaa. mararka qaarkood markaa arko habdhaqanka madaxda iyo taageerayaasha qaarkood waxaan isku qanciya in ay jiraan dad doonaya in ay xisbigaa ka saaraan saaxda siyaasada oo ay u leexiyaan xaga gacan ka hadalka., Doorashada dhawayday Xisbigaasi wuxuu halay codad badan , maanatana hadaanu dabaalan foolxumooyinka qaarkood waxaan hubaa inu boqolkiba lixdan ka badan lahaa, laakin doorasho dambe haday dhacdo ma filayaa in in xisbigaasi guulaysan doono waayo waxaa lagu shaabadeeye in beel gaar ihi iska leedahay , sidaa darted beel keliya guul ma soo hooyso.waan in xisbigu rumaysan faanka aan meel gaadhsiinayn ee odhanaya hadaanu reer hebel nahay waanu isku filnahay ..waxaan kula talinaya Gudoomiyaha ee Murashaxa aha iyo Murashax ku xigeenkiisa , Gudoomiyaha KMG , Hogaamiyaha in ay saxaan wadada qaldan ee xisbigu maraya, xisbigana ka saaraan dadka nacsiinaya .DADWEYNUHU DHAWAAQ KHAYR QABA AYUU DHAKHSO IIDINKA SUGAYA


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...