Madaxwayne Muuse Biixi Oo Shaaciyay Halka Uu Ka Furmayo Wada Hadalkii Somaliland Iyo Somaliya.

0
Thursday March 14, 2019 - 11:59:37 in News by M Jiglan
  • Visits: 2224
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwayne Muuse Biixi Oo Shaaciyay Halka Uu Ka Furmayo Wada Hadalkii Somaliland Iyo Somaliya.

    Madaxwayne Muuse Biixi Oo Shaaciyay Halka Uu Ka Furmayo Wada Hadalkii Somaliland Iyo Somaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxwayne Muuse Biixi Oo Shaaciyay Halka Uu Ka Furmayo Wada Hadalkii Somaliland Iyo Somaliya.


Hargaysa(HWN)Madaxwaynaha Somaliland mudane muuse biixi cabdi ayaa jaaliyadda somaliland ee ku dhaqan dalka imaraadka carabta waxa uu u sheegay in wada hadaladii somaliland iyo somaliya dib loo soo celin doono.


Madaxwayne Muuse ayaa waxa uu tilmaamay in shirkaas ay dhex-dhexaadin doonaan waddamada Ingiriiska , Maraykanka , EU iyo waddamo kale, Turkiguna uu hoggaaminaya wadahadalada,waxaana uu tilmaamay in ay ku rajo wayn-yihiin  in Guul Laga  gaadho.



Shirkan ay labadda waddan qabsan doonaan ayaa waxa lagu qaban doonaa caasimadda waddanka Gaana Ee Accra,waxaana uu madaxwaynahu tilmaamay in ay diidan yihiin arinkaasi dawlada somaliya.

 


Loading...
Loading...