Liiska Xildhibaanada Cusub Ee Baarlamanka Jubaland Oo La Shaaciyey
			Guddiga madaxa banaan ee Xuduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland                        
		
		
    
        
    
    
              
  ayaa caawa ku dhawaaqay
liiska Xildhibaanada Cusub ee Baarlamaanka labaad ee Dowlad Goboleedka
Jubbaland.
Xildhibaanada ayaa ka kooban 75 Xildhibaan, balse laba ka mid ah ayaa shaacintooda waxa ay dib ugu dhacday arrimo farsamo sida xubnaha Guddiga ay sheegeen.
            
		



		
        Loading...    
        
    
        Loading...    
        
    

        
                    
                0            





