Weerar Dhimasho Sababay Oo Ka Dhacay Masaajid Ku Yaala New Zealand

0
Friday March 15, 2019 - 14:19:41 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 775
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Weerar Dhimasho Sababay Oo Ka Dhacay Masaajid Ku Yaala New Zealand

    BBC: Dadka ku dhintay masaajidda Australia ayaa hadda noqday 49.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

BBC: Dadka ku dhintay masaajidda Australia ayaa hadda noqday 49.


Taliyaha booliiska dalka New Zealand ayaa qabtay shir jara'id oo uu dadka kula wadaagayo wararkii ugu dambeeyay ee weerarka lagu qaaday dadka cibaadaysanaya.



Mid ka mid ah dadkii dhaawaca ahaa ee la dabiibayay ayay hadda naftu ka baxday ayuu yiri isaga oo shirka jaraa'id sii wada.



Sources: BBC Somali

Loading...
Loading...