Wasiir Sacad Iyo Agaasime Gurxan Oo Wasaarada Maaliyada Ka Sameeyey Isku Shaandhayn Dhinac Ka Raran

0
Monday September 09, 2019 - 21:29:56 in News by
  • Visits: 6792
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Sacad Iyo Agaasime Gurxan Oo Wasaarada Maaliyada Ka Sameeyey Isku Shaandhayn Dhinac Ka Raran

    Wasiir Sacad Iyo Agaasime Gurxan Oo Wasaarada Maaliyada Ka Sameeyey Isku Shaandhayn Dhinac Ka Raran

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiir Sacad Iyo Agaasime Gurxan Oo Wasaarada Maaliyada Ka Sameeyey Isku Shaandhayn Dhinac Ka Raran


Hargeya(HWN):-Wasiirka horumarinta maaliyada somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa isku shaandhayn dhinac ka raran ku sameeyey agaasimeyaasha iyo madaxda waaxyaha kala duwan ee wasaaradaasi.


Image result for agaasime gurxan


wasiir Sacad Cali Shire ayaa isku shaandhayntan uu sameeyey waxa uu agaasime waaxeedyadii ugu badan isla markaana kuwa ugu muhiimsan ah u magacaabay shaqaale ay isku deegaan ka soo jeedaan, taas oo dhalisay dareen taban oo laga muujiyey hab dhaqanka wasiirka maaliyada.

sidoo kale agaasimaha guud ee wasaarada Maxamed Cabdi Gurxan ayaa wasiir Sacad kula socda isku shaandhayntan dhinaca ka raran iyada oo wararkuna ay Hadhwanaagnews u xaqiijiyeen inuu qayb ku lahaa go'aanka uu wasiirku ku magacaabay agaasime waaxeedyadan kala duwan ee u badan beeshiisa.

agaasime Gurxan ayaan dhankiisa hal xubin oo agaasime waaxeed ah oo ay isku deegaan yihiin aan lagu soo darin magacaabida wasiirka, taas oo su,aal galinaysa mataalada agaasime Gurxan ee deegaankiisa.

Halkan Hoose Ka Akhriso Isku Shaandhaynta Uu Wasiir Sacad Sameeyey, Anaga Oo Qaybo Dambe Idiinku Soo Gudbin Doona Deegaanada Ay Ka Soo Jeedaan Xubnahan La Magacaabay



No photo description available.
No photo description available.



Cabdirisaaq Good Nuur

Hadhwanaagnews.com/Office

Hargeysa/Somaliland

Email:-[email protected]


Loading...
Loading...