Dhagayso Oradyahanka Mo Faarax Oo Ka Hadlay Sida Uu U Arko Magaca Cusub Ee Ay Boqorada Ingiriisku Siisay Ee "SIR".


(Hadhwanaagnews) Monday, January 02, 2017 06:01:28
Mo Farah ayaa waxii hadda ka dambeeyo magaciisa uu noqondaa

Boqortooyada Britain ayaa ku maamuustey hab-maamuuska ugu sareeya ee ay boqortooyadu siiso dadka dalkaasi iyo kuwa Caalamka wax kusoo kordhiya, Oradyahanka caanka ah ee asalkiisu yahay Soomaliga, Mo Farah.

Mo Farah ayaa waxii hadda ka dambeeyo magaciisa uu noqondaa “Sir Mo Farah” Haddaba, Sahra Cabdi Axmed ayuu Mo Farah arrintaasi iyo dareenkiisaba ugu waramay.

Halkan Guji Oo Dhagayso









©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.