Ilhan Cumar Oo Loo Dhaariyey Xildhibaannimada Gobolka Minnesota (Dhagayso).


(Hadhwanaagnews) Wednesday, January 04, 2017 09:21:32
Xaflada dhaartan oo ka dhacdey Aqalka Senate ee gobolkaasi ayaa waxaa looga soo qaybgaley si balaaran.

Soomaalida gobolka Minneasota, Muslimiinta iyo umadaha laga tirada badanyahayba shaley waxaa ay u ahayd maalin dabaaldeg, kadib markii Ilhaan Cumar oo kol hore ku guuleysatey xildhibaannimada gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa shaley xilkaas loo dhaariyey. Xaflada dhaartan oo ka dhacdey Aqalka Senate ee gobolkaasi ayaa waxaa looga soo qaybgaley si balaaran.

Halkan Guji Oo Dhagayso









©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.