Hambalyo:-Meher Wacan


(Hadhwanaagnews) Wednesday, January 11, 2017 00:33:42
Aabo Xaaji Axmed Daahir Cali, Weris Xuseen Cige (Dhoobale,) Naasir Xaaji Axmed Daahir, Nuuradiin Xaaji Axmed Daahir,

Aabo Xaaji Axmed Daahir Cali, Weris Xuseen Cige (Dhoobale,) Naasir Xaaji Axmed Daahir, Nuuradiin Xaaji Axmed Daahir, Naciima Xaaji Axmed Daahir, Nasriin Xaaji Axmed Daahir, Najax Xaaji Axmed Daahir, Najaad Xaaji Axmed Daahir Iyo Nagaad Xaaji Axmed Daahir. Dhamaan Dadkaas waxay Hamblayo iyo bogaadin u dirayaan

Nabiil Xaaji Axmed Daahir Iyo Khadra Cabdi Haybe

Oo Meherkoodu ka dhacay Huteel Green Plaza  ee Magaalada Hargeysa, 10.01.2017, waxaanay leeyihiin noqda Qoyskii aqal galkooda ku gaadha Bash Bash Iyo Barwaaqo Aamiin…….Aamiin………..Aamiin…………Aamiin

Hambalyo Meher Wacan

Aabo Abdi Xuseen Miyir, Hooyo Xaliimo Aadan Cabdi, Liibaan Cabdi Xuseen, Warda Cabdi Xuseen, Wasiira Cabdi Xuseen, Warsame Cabdi




Xuseen, Sahal Cabdi Xuseen, Subeer Cabdi Xuseen, Sacad Cabdi Xuseen, Xuseen Cabdi Xuseen, Xasan Cabdi Xuseen Iyo Saleebaan Ibraahim Xaashi Dhamaan Dadkaas waxay Hamblayo iyo bogaadin u dirayaan

Nabiil Xaaji Axmed Daahir Iyo Khadra Cabdi Haybe Oo Meherkoodu ka dhacay Huteel Green Plaza  ee Magaalada Hargeysa, 10.01.2017, waxaanay leeyihiin noqda Qoyskii aqal galkooda ku gaadha Bash Bash Iyo Barwaaqo Aamiin…….Aamiin………..Aamiin…………Aamiin

 




©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.