Trump Oo Beeniyay Hadallo Ay Warbaahinta US Ku Sheegeen In Sirdoonka Ruushku Heleen Warbixinno Shakhsiyeed Oo Isaga Xidhiidh La Leh.


(Hadhwanaagnews) Wednesday, January 11, 2017 05:38:39
Sirdoonka Maraykanka ayaa Warbixntan u soo bandhigay Obama iyo Trump , iyagoo jooga Aqalka Cad.

Hargeisa (HWN) Eedyamo aan caddayn wadan  ayaa sheegay in sirdoonka Ruushku heleen Warbixinno shakhsiyadeed oo laga yaxyaxo  oo ku saabsan Trump, sida ay sheegeen  Warbaahinta  kasoo baxda US.

Isaga oo aan tixraacin arrintani waxay tahay , Madaxwaynaha ladoortay ee Maraykanka  waxa uu soo dhigay bartiisa Twitter “ Waa war been ah oo la igaga been abuuranayo”

Mr Trump ayaa lafilayaa  in uu Arbacada shir jar id Qabto , wakhti laga xigo uun xilligii uu lawareegi lahaa Madaxweynaha 9 maalmood.

Sirdoonka Maraykanka ayaa Warbixntan u soo bandhigay Obama iyo Trump , iyagoo jooga Aqalka Cad.

Hadhwanag news

Hargeisa Office

Source: BBC World Service

 









©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.