Somaliland Iney Dad Gaajo Ugu Dhintaan Waa Aafo Qaran; By Fu'aad Maxamed Qawdhan Arimaha Bulshada London


(Hadhwanaagnews) Wednesday, January 11, 2017 07:20:37
ilaaheybaa mahad iska leh inaga dhigey muslin

Walaalayaal abaarta somaliland ku habsatey waxey  keentey dhaawac aad u weyn oo ku  dhacey  dadkeenii xoolaha , waxey  waxeynu wada og soonahey  iney abaartaasi geestey khasaare weyn oo dhan wallba leh oo xagga bini aadankaa iyo xoolahaba  xitaa dhulka iyo daganada oo dambaska noqdey. waxey kaloo keentey iney bara  kiciso 350. 000 oo qoys iyo iney ku dhintaan 4 milyan xoolo ah  iskugu jira geel adhi iyo lo,  xitaa waxey sameesey iney kumaankun somalilander ah aay ku dhacdo gaajo iyo cunto yaraad, xoolahana hadalkooda daaba.

DHanka kale abaartan waxey geesteyKhasaaro  lagu qiyaaso 1 milyan oo dolerkamarakeynkaa  dhanka kale qaramada  midoobey ayaa ku  baaqdey in loo gurmado sanadkan




abaraha somaliland  iyo somaliya   in isla markaana loogu booho lacag dhan 880 milan oo dolerka markankaa  lacagtaas oo oo lagu talo kaley in lagaga hor tago aafadii aay abarauhu geesteen, ilaa 150 .000 oo doler baa gaadhey somaliya si lacagtaaas wax loogu qabo laguna taakuliyo dadkeey abarahu  ku habsadeeen.

Hadaba waxaa la huba  waddeenka somaliland iney dalka kuwet gacanta u  soo galisey 20 milyano oo doler si wax lagu qabto dadka abarauhu saameeyenm su aashu waxey tahey sidee loogu gumanrkaa dadka abarahu sameeyn, ama sidee lagag hor tagi kara abaraha dambe soo socoda?

Hadba suaashu waxey tahey abaartaa inagu habsatey ma tahey mid aay dadka waddanka u taliya la socdaan , mise wey la socdaanoo wey iska indho tirayaan duarafaa argagax leh ku habsadeyn maliyoon hooyin somalilander ah iyo ubad aan helin  haba yartee wax naxriisa  ama wax dowlada oo caawimo u fidiniyaa, iskaba daa iney rriigag iyo biyo xidhoono u sameeynne. maantaad  maqleeysaa somaliland dadbaa gaajo igu dhimaniya waa afo qaran, waaana habaar ku dhacey dadka iyo dalkaba.

Akhristoow anigu waxaan hubaa hadii  in laga  hor tagi lahaa abaraatu hadii bari hore la sameen lahaa qorsho iyo maamuul iyo nidaaam  wanaagsan oo dadka iyo xolahaba affaca, tusaale ahaan ahaan hadii  dalwoada iyo deeganka dowladaha hoose  marwalba ku xisaabtamaan , waar magalo iyo  tuulo walaba oo somalilandi wa iney habeen iyo malinba helaan biyo ku filand xitaa biyo xoolaha dalka ku nool cabaan xiliyada aanu roobku jirin, waxey aheed in la sameeyo daaqsimo waaweeyn iyo biyo xidheeno fara badan oo xaaolahu cabaan xiliyada aanu roobku dain, dadka dhulkey ku nool yihiin loo sameeyo riigaag iyo celeel badan oo aad tayada xolaha iyo migaba la dhiso lakiin meey dhicin walaal.

maanta waad aragtaa in somaliland gaajo loogu dhimanayo, walaal ninka madaxda ee aan waxba ku tareen ma in aan qabiil ku tageernaa walaal, anigu waxaan ku tali lahaa walaalayaal, qafka wax idiin qabanaya codka siiya sanadwalba fahma mahdiyada nolosha iyo waxey tahey.

Waxaan leeyahey somaliland madaxdeeda  ilahey wuu kala xisaabtamaya aduunka iyo akhaariba dadkoogaa gaajadda iyo haradka iyo xanuunka ugu dul dhiamniya , qafka masuulkii isagaa ka masuula  xolaha iyo dadkaba aduunka iyo akhrina ilaahey wuu kala xisaabtamayaa, waaar dadkiina u tudha oo ilaahey kabaqa.

Waa in dadka  aabaraha ka soo   saameeyn loo fidiyo cafimaad degdega  si aanu xanuuno halise ka dhalan  gaajada badan.

Waddankan aaan joogo  humerkey gaadheen waa mid ilahey u suurto galiyeey, waayo dadkooga ayaay baayihii noloshaba ka haqab tireen, waa uk,  iskdaa wax kaloo bisda dhimata iyo ayga dhinta iyo xaywaanka dhintey aayay u sameeyn qabri iyo meel lagu aaso. qafka waa lagag dayda wanaaga.

ilaaheybaa mahad iska leh inaga dhigey muslin

ilahey waxaan kabarayaa inuu raxmadiisa inoo shubo

waaa fuaad maxamed qawdhan arimaha bulshada  woolwich london

mr_qawdhan@hotmail.co.uk

facebook fuaad qawdhan

*********************************************************************

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga

 

 




©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.