Wada Halaq Hargeysaay, Haddaa Haadku Kugu Dhacay


(Hadhwanaagnews) Wednesday, January 11, 2017 07:55:27
Hargeysaay Ayaamahan, Hoy Faqashtu Leediyo, Wado Halaq Meereeniyo, Hog Waraabe Noqtaye

BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM.

                   S.C.W.R.W.B

Salaantaas Islaamka kadib waxan tu khaas ah u soo dirayaa,

Dhamaan bahda hadhwanaagnews iyo akhristayaasheeda

 

WAXAAN ARKAAYEY IN HANBADII UGU DANBEYSAY FAQASHTII ISSAAQ SOO SOCDAAN,OO UU HOGAAMINAYO BAHALKII UGU WEYNAA BAHALAHA EE SHARCI DEJINTA GACANT KU HAYEY,

IYO SAAXIIBKII JAAMAC YARE LAGANA YAABO IN MOORGUNA LA SOCDO.

 

1-HARGEYSAAY AYAAMAHAN, HOY FAQASHTU LEEDIYO,

WADO HALAQ MEEREENIYO, HOG WARAABE NOQTAYE,

HAADKAA KUGU DHACAAYE,HORORADI INTEE HADHAY?

 

2-MAXAA BAHAL KU HAYBSADA,KAA HULEELAY WAA HORE,

   CADAWGAAN HARAATIYEY,RAGGII HOOSTA GELAIYEEN,

   INA HEERAY BOQONTAAN,CIDINA HOODI ODHAN KARIN.

 

3-HALGANKII BILAASHIYO,HADDEER HABAR WARKEED NOQOY,

   HIIRTAANYO CIIL IYO,HORE WAXAANA  SOO MARIN,

HABAARBAA INAGU DHACAY,SIDAN KUMA HAGAAGSANIN.

             ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH.

*********************************************************************

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia




dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga

 

 




©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.