Xisbiyada Mucaaradka Somaliland Oo Ku Fashilmay Tartankii Doorashada Inay Layimaadaan Siyaasad Cad


(Hadhwanaagnews) Wednesday, January 11, 2017 08:09:34
Aakhirkiina uu xaqiijiyay Ucid Xisbi qaran inuu Noqdo taasoo dhaxalsiisay Juhdigii uu galiyay ee uu filayay Jamaal inuu Faysal dhiso inuu kuqabsado oo uu damac

Xisbiyada qaranka ah ee kajira Somaaliland Ucid iyo Wadani ayaa Gabi ahaanba KU fashilmay Tartankii ayku galilahaayeen iyagoo gudahaawanayana doonaya inay hantaan quluubta shacabka taasoo aan suura galayn. hadii aan Umada u iftiimiyo dhibka jiraa wuxuu yahay hadaan ku horeeyo Xisbiga Ucid waa Xisbigii labaad ee dalka laga dhawaaqo Sanadii 2002 Musharixiisu waa Eng Faysal Cali waraabe Wuxuu Tartamay Labajeer labadii jeerba wuu dhacay oo kaalinta Sadexaad ayuu galay intaas markaan ka imaado markii xisbiyada lafuray wuxuu heshiis lagalay Aqooyahan Jamaal Cali Xuseen oo uguntaday sidii uu dhiig cusub ugu shubi lahaa isagoo galiyay muruq iyo hanti wuxuu hayay isticmaalayna magaciisii

Aakhirkiina uu xaqiijiyay Ucid Xisbi qaran inuu Noqdo taasoo




dhaxalsiisay Juhdigii uu galiyay ee uu filayay Jamaal inuu Faysal dhiso inuu kuqabsado oo uu damac foolxun oo anay igu wanaagsan tahaydii caruurta lasoo baxay isagoo sidii Nin iswaalaya kadhex bilaabay xisbigii uu ku dhacay labada jeer yidhi sidii oo Xisbigii Ucid yahay Inan yaroo uu dhalay anaa leh taasoo khiyaamadiisii Maxkamada Sare laysla Galay Aakhirkiina uu shir uu Caruur iyo Caamo kasoo buuxiyay isugu Caleema Saaray Musharax Madaxwayne taasoo kahor imanaysa dastuurka inoo yaala oo ogol inuu masuulku isa sharixi karo laba jeer ee aanu sadexjeer ogolayn KU darsoo mahayo cidii matali lahayd kaalinta kuxigeen sharciyan ahayd in mar lawada doorto.Waxaan udhaafayaa suaalahaa shicibka somaliland Faysal Cali waraabe waa ninkaa halkaa maraya walina lama hayo wax uqoran ucidoo ayleeyihiin halkaasaynu waxkaqabanaynaa. Hadaan ugalo wadani waa Xisbi da,yar waxa hagaya C/raxmaan Ciro oo ah Gudoomiyaha baarlamaank Somaliland 12 sano isagoo intii uu joogay halkaa ay laba madaxwayne isbadaleen islamarkaana sheeganaya inju yahay Musharax Madaxwayne hadana kudhici la inuu baneeyo kursiga baarlamaanka OO tartanka Madaxwayne udiyaar garoobo isagoo marlawaydiiyay tilmaamay inuu kadagayo kursiga baarlaamka maalinta madaxwaynuhu degreeto kusoo saaro taasoo beenawday Madaxwayne Siilaanyana Sanad kahor uu degreeto kusoo Saaray ayaantay dhacayso doorashadu takale Ciro wuxuu sameeyay Shirwaynihii Xisbigiisa OO sibadeeda uu golahiisii dhexe ugu daray 400 oo ergay taasoo dhaxalsiisay inuu waayo jamaahirtii faraha badnayd ee uu hogaaminaayay Axmad muumin Seed Guntii iyo Gabagabadii shabiga somaliland wayka dharagsan yihiin In ninankan Mucaaridka Somaliland inaanay Jirin meel loogusoo hagaago iyagoo umuuqda sidii dabayl xagaagii OO kale halka Xisbigii Talada hayay uu leeyahay waar waxaasaan qabtay maantana waxaanan qabanayaayoo waxaan udiyaar ahay Tartan Nadiifa hawsha doorashaduna waxay utaalaa Komishankee aynu udayno hadaba dadwayne kataliya Waakaas Fashilkii Mucaaridkuye kawaran?

Wariye Muuse Xuseen Xasan

Muuse Xuseen <[email protected]

 

*********************************************************************

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga

 

 




©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.