Daawo: Norway Oo Joojisay Idaacadihii FM-ta Ahaa Una Guurtay Nidaaka Digital-ka (DAB) Ee Aan Wali Dunidu Isticmaalin


(Hadhwanaagnews) Thursday, January 12, 2017 06:41:31
kaas oo ka dhigaya waddankii ugu horeeyay dunida ee adeegsada Idaacadaha Digitalka ah.

Oslo, (HWN/Agencies):- Dalka Norway ayaa si rasmi ah u joojiyay, idaacadihii mawjadaha FM-ta loo yaqaano ku bixi jiray, kuna badashay nidaamka Digital-ka ah ee loo yaqaano, DAB, kaas oo ka dhigaya waddankii ugu horeeyay dunida ee adeegsada Idaacadaha Digitalka ah.

Halkan Guji Oo Daawo









©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.