Maamulka iyo Madax-dhaqameedka Burco oo Shirkadda Telesom uga Mahadnaqay Taakulayntii ay Ka Gaysteen Gurmadka Abaaraha Dalka


(Hadhwanaagnews) Thursday, January 12, 2017 09:45:33
Halkan Guji Oo Daawo Warkan Oo Faahfaahsan

Burco – (HWN) – Munaasibada mahadnaq ah oo ay soo qaban-qaabiyeen maamulka gobolka Togdheer iyo max-dhaqameedka Burco oo ka huteel City Plaze ayaa loogu mahadnaqay shirkadda Telesom lacagtii nus malyuunka dollar ahayd ee ay kaga qayb-gashay gurmadka abaaraha dalka.

Munaasibadan mahadnaqa ah oo lagu soo casuumay maamulka shirkadda Telesom Burco waxaa ka soo soo qayb-galay badhasaab ku-xigeenka Burco ahna gudoomiyaha guddida gurmadka abaaraha gobolka Maxamed Diiriye Xayd iyo Madax-dhaqameed badan oo ka tirsan madax-dhaqameedka gobolka Togdheer, waxana ka hadlay masuuliyiin dhawr ah.

 

 

 

 









©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.