Masuulyin Ka Tirsan Dawlada Iyo Shabakada HadhwanaagNews Oo Tacsi U Diray Gudomiye Ku Xigeenka Ururka Solja Oo Hooyadi Ku Geeriyootay Magalada Burco


(Hadhwanaagnews) Tuesday, April 18, 2017 18:57:42
Halkan Hoose Ka Akhri Warkan

 
Burco(HWN):Inaalilaahi Wa Inaa Ilayhi Rajucuun Masuulyin Iskugu Jira Wasiiro Iyo Xildhibaano Ka Tirsan Dawlada Ayaa Dhanbaal Tacsi Ah Soo Gaadhsiyay Shabakada Wararka Ee HadhwanaagNews Ayaa Tacsi Tiraanyo Leh U Diray Dhamaan Ila Axmed Digaale Gar Ahaan Kayse Axmed Digaale Oo Ah Gudoomiye Ku Xigeenka Ururka Suxufiyiinta Solja Oo  Hoyadii Marxuumad Maryan Axmed Ducaale Ku Geriyootay Magalada Burco,
 
Masuulyintani Oo Ugu Horeeyo Wasiirka Wasarada Qorshaynta Qaranka Somaliland  Mudane Maxamed Ibraahim Aadan Qabyo Tire Iyo Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Deegaanka Degmada Burco Ayaa Tacsi Tiraanyo Leh U Diray Dhamaan Ilma Axmed Digaale Gar ahaan Gudoomiye Ku Xigeenka Ururka Suxufiiyinta Solja Kayse Axmed Digaale Oo Hoyadii Ku Geeriyootay Magalada Burco Ilahayna  Uga Baryay Marxuumada In Naxariisti Janno Ka Waraabiyo Qabriga




U Wasiiyo,Sidoo Kale Ilahay Uga Baryay Inuu Samir Iyo Imaan Saadiqa Ka Siiyo Dhamaan Eheladii  IyO Qarabadii Ay Ka Baxday Marxuumadu .
 
Inaalilaahi Wa Inaa Ilayhi Rajucuun Sidoo Kale Dhanbaal Tacsi Taa  La Mida U Dirayaa Dhamaan Maamulka,Shaqaalaha Kale Duwan Ee Ka Hawl Gala Shabakada Wararka Ee HadhwanaagNews Meel Kasta Ay Jogaan ,Geerida Ku Timi  Dhamaan ila Axmed Digaale Gar ahaan Gudoomiye Ku XIgeenka Ururka Suxufiyinta Solja Kayse Axmed Digaale Oo Hoyadood Ku Geeriyooday Magalada Burco Laguna Aasay Magaalada Burco.
 
Waxanay Ilahay Uga Baryayaan Inuu Naxaristii Janno Ka Waraabiyo Marxuumada ,Ehelki,Qarabadii  Ay Ka Baxdayna Samir Iyo Imaan Saadiqa Ka Siiyo Amiin Amiin Amiin.
 
 
 
 Khadar Hanad Staff HadhwanaagNews.com Burco
 
 



©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.