Daawo: Taayir Sida Gantaalka U Duulaya Oo Dad Meherad Ku Jira Amsaxa Ka Dhigay


(Hadhwanaagnews) Thursday, April 20, 2017 06:07:01
waxaana dadkan oo meherada ku sugnaa sida gantaalka ugu dhacay taayir duulaya.

Ankara, (HWN/Agencies):- Labo qof ayaa ku dhaawacmay taayir gaadhi u baxay oo isagoo xawaare sare ku socda, ugu galay meherad farmasi ah oo ay ku sugnaayeen, waxaana dadkan oo meherada ku sugnaa sida gantaalka ugu dhacay taayir duulaya.

Halkan Guji Oo Daawo









©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.