Dhanbaal Tacsi Ah Oo Ku Socota Ilma Ilma Xasan Sheekeeye Oo Hoyadood Marxumad Cawrala Oo Ku Geeriyootay Dalka Ingriiska


(Hadhwanaagnews) Thursday, April 20, 2017 10:11:36
Dhanbaal Tacsi Ah Oo Ku Socota Ilma Ilma Xasan Sheekeeye Oo Hoyadood Marxumad Carwala Oo Ku Geeriyootay Dalka Ingriiska

INNAALILAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN

Anaga oo kala ah  Dadka Hoos Ku Xusan Ee Kala ah.

Baashe dirir Jaamac

Ibraahim C/laahi cali



text-align: justify;"> Cabdi Jaamac Ibraahim

Ciise Jaamac Ibraahim

Aadan Maxamed X Yaasin

Ismaaciil cali jaamac

Xuseen  faarax Dhuxul

C/laahi Cali Jaamac

Maxamed Axmed X Yaasin

Maxamed Jaamac IsmaaciL

Jaamac Cabdilahi Cali

Cabdi Jaamac Diiriye

Cawil Faarx Cali

Ismaaciil Cartan Faarax

Cabdi Cartan Faarax

Ibraahim Cismaan Faarax

Saleebaan Cismaan Faarax

Siciid Diri Jaamac

Carab Dirir Jaamac

Maxamed Ibraahim Cismaan

Maxamed Xasan Dirir

Axmed Ibraahim Cismaan

Cabdi Nuur Ducaale

Jaamac Maxamed Nuur

Saleebaan Jaamac Ducaale

Xasan Jaamac Ducaale

C/qani Aadan Jaamac

C/qani Aadan Maxamed

Saleebaan Jaamac Nuur

Jaamac Nuur Maxamed

C/iid Kayse Jaamac.

c/Kariin Siciid Dirir

Dhammaan Dadkaasi Oo Isku Duuban Waxay Tacsi Halkan Uga Dirayaan Ilma Xasan Sheekeeye Oo Ay Hooyadood Cawrala Aadan Cigaal Ku Geeriyootay Dalka Ingiriiska Oo Maanta Oo Ay Taariikhdu Tahay 20-april-2017 Lagu Aaasi Doono Dalka Ingiriiska.

Waxaanu Ilaahay Uga Baryaynaa Inuu Naxariistii Janno Ka Waraabiyo Samir Iyo IImaan Saadiq ahna Naga Wada Siiyo Gaar ahaan Ubadkeedii Ilma Xasan Sheekeeye.

 

INNAALILAHI WA INNA ILAYHI RAAJICUUN.




©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.