Dadka Aan Cidina U Warhayn


(Hadhwanaagnews) Thursday, April 20, 2017 15:06:56
Keene . saaxiib bulshadaasi waa bulsho dulman axa haysta Laba dulmi mid waaka labada dawladood oo aan midkoodna Dan ka la hayn

20 / 5 / 17

Dadka  aan  cidina  u warhayn

Keene iyo kordhiye

Keene . waaryaa kordhiye saaxiib waxa jira bulsho

Uu xanuun iyo abaari ku hayso kilalka SHANAAD

Ee etoobiya  qaybta xigta SOOMAALI LAAN  bulshadaa

Oo xaaladdu immika aad xuntay dad badani udhinteen

Dawo la,aan iyo digtoor la,aan .

Shuban kiina sixun uhayo

Keene . saaxiib bulshadaasi waa bulsho dulman axa haysta

Laba dulmi mid waaka labada dawladood oo aan midkoodna

Dan ka la hayn

Dulmiga kale waa mid iyagu iska galeen oo aanay midna

Ka qayb gelin.

 

Guuleed liibaan

[email protected]

*********************************************************************

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda




iyo xilkeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga

 

 




©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.