Tacsi Hooyo Ruun Aw Cali Oo Hargeysa Ku Geeriyootay 18/04/2017


(Hadhwanaagnews) Friday, April 21, 2017 06:19:27
Waxaanu marxuumadda ilaahay uga baryeynaa in uu denbigeeda dhaafo oo uu u naxariisto oo uu janna Firdawsa uu ka waraabiyo .

Waxaan halka ka tacsiyadeynaynaa Xaashi Koosaar oo  hooyadii ku geeriyootay magaalada Hargeysa bishu markay ahayd 18/04/2017 .

Waxaanu leenahay anaga oo kala joogna magaalada London iyo Hargeysa , ilaahay samir iyo Iimaan ha idinka siiyo Hooyo Ruun Aw Cali oo ay caruurteedii iyo kuwii ay ayeeyada u ahayd iyo walaalaheed ay kala joogaan Uk iyo Somaliland .

Waxaanu marxuumadda ilaahay uga baryeynaa in uu denbigeeda dhaafo oo uu u naxariisto oo uu janna Firdawsa uu ka waraabiyo .

Ilaahayna wixii muslim ah oo dhan ha u naxariisto .

 

Aaaamiin Aaaamiin Aaaamiin

 

Caliwwelli









©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.