Daawo: Markabka Gantaalaha Ee Ugu Wayn Dunida Oo Ku Xidhay Caasimadda Filibiin


(Hadhwanaagnews) Friday, April 21, 2017 09:12:15
halkaas oo sida la sheegay uu safar saaxiibtinimo oo afar maalmood ah ku joogi doono.

Manila, (HWN/Agencies):- Markabka dagaalka Ruushka ee Varyag loogu yeedho oo ah ka ugu wayn dunida, ayaa gaadhay caasimadda dalka Filibiin ee Manila, halkaas oo sida la sheegay uu safar saaxiibtinimo oo afar maalmood ah ku joogi doono.

Halkan Guji Oo Daawo









©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.