Daawo: Boqorka Dalka Urdun Oo Tababar Dagaal La Samaynaya Ciidamada Dalkiisa


(Hadhwanaagnews) Friday, April 21, 2017 09:14:28
waxaanu boqorka oo qorigiisa sitaa toos u galay carbiska ay ciidamadu ugu diyaar garoobayaan dagaal.

Amman, (HWN/Agencies):- Boqorka Dalka Urdun Boqor Cabdalle Bin Xuseen ayaa si toos uga qayb galay, tababar ciidamada dalkiisu ugu diyaar garoobayaan dagaal, waxaanu boqorka oo qorigiisa sitaa toos u galay carbiska ay ciidamadu ugu diyaar garoobayaan dagaal.

Halkan Guji Oo Daawo









©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.