Dhamaan Dadkani Waxey Tacsi U Dirayaan dhamaan qoyskii iyo Qaraabadii eheladii,uu ka baxey Marxuum Aadan Siciid


(Hadhwanaagnews) Friday, January 12, 2018 01:10:53
Xuseen Cabdilaahi Xuseen(Girgire), Maxamed Cawil Xaaji Nuur(xoog) Maxamed Maxamuud Ubaxle, Jaamac Aadan Carab (jeesto) Cabdi

Xuseen Cabdilaahi Xuseen(Girgire), Maxamed Cawil Xaaji Nuur(xoog) Maxamed Maxamuud Ubaxle, Jaamac Aadan Carab (jeesto) Cabdi kariim Abokor Axmed,Maxamed Cabdi Cawil,Xasan Cali Jaamac,Axmed Cabdilaahi Sulub (gacma dheere),Mustafe Maxamed Xuseen(Jaylaani), Maxamed Xaaji Axmed,Cabdirisaaq Yuusuf Macalin,Aadam Daa,uud Axmed

Dhamaan Dadkani Waxey Tacsi U Dirayaan dhamaan qoyskii iyo Qaraabadii eheladii,uu ka baxey Marxuum Aadan Siciid Maxamed(Aadan-dooc),oo saaka ku geeriyooday Magaalada Burco illaahay Marxuumka janadii Fardawsa haka Waraabiyo qoyskii,qaraabadii iyo ehelkii uu ka baxeyna Samir iyo iimaan Allaha ha inaka Siiyo Aamiin Aamiin Aamiin

INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN









©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.