Mar Haddaan Somaliland Dheefteeda Loosinayn Dhibteena Loosinaanmaayo.


(Hadhwanaagnews) Friday, January 12, 2018 07:44:45
Waxalawada Ogyay Inaanay Jirin Nabadgalyo Iyo Sansaan Dawladeed Oo Ka Horaysay Hub Dhigistii Ay Bilaabeen

Hadii   Dulmi  Laysu   Xulafaysto   Xaq  Baa   Laysu   Xufaysandoonaa.

Dalkan   Yar   Ee   Somaliland   Layidhaahdo   Sida  Loogukala   Xaqbadanyahay    Waa   La   Ogyahay,    Dalakan    Ciddii  Dhidibada   U  Taagtay   Hub_Kadhigistiisii      Iyo   Dawladnimadiisa   Ee   Duhurka_Cad   Tidhi   Waanakaase    Yaa  Nugudayanaya   Oo   Hubkooda  Iyo  Ciidankoodaba Sooxaraynaaya    Ee   Laguwadadayday   Waa   Lagaranayaa.

   Waxalawada   Ogyay    Inaanay   Jirin  Nabadgalyo    Iyo    Sansaan    Dawladeed   Oo   Ka  Horaysay     Hub Dhigistii    Ay    Bilaabeen    Ciidankii   La   Odhanjiray   Sancaani.

Waxala_Ogyay   Dib   U  Xorayntii   Somaliland   Ciddii   U  Daacada_Ahayd   Ee    U  Dhimashada   Badnaydna    Ee   Inta    Badan    Aan   La_Aantood     Ladhaqaaqijirin   Ee    La_Aaminsanaa   Haddii   Aanay   Ciidanka  Hogaamin    Ama   Aanay   Kujirin   Inaan     Laguulaysankarin.

Hadaba    Haddii   Taariikhda     Sooyaalka    Ah   Iyo      Sida    Dalkan    Loogukala  




Xaq    Iyo    Xuquuq   Badanyahay   Dib   U  Eegis   Lagusameeyaa   Waayo   Oo   Wax   Lasaxaa

 

W/Q: Xasan Karuur.

[email protected]

*********************************************************************

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga

 




©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.