Ilyaas Maxd Jama Ayaa Sheegay In Somaliland Meel Uga Soo Wada Jeedsato Ilaalinta Xuduudaheeda


(Hadhwanaagnews) Friday, January 12, 2018 08:06:53
madaxweynaha jamhuuriyada Somaliland goaanka uu ka qaatay wakhtiga ay qabsoomayso doorashada golaha wakiilada

xildhibaan ilyaas  maxd jama oo ah xildhibaanada u taagan  goolaha parlamanka  beelaha degan  konfuurta hargeisa ayaa isagoo ku sugan casimada dalka uk ee London si adag uga hadlay in shacbiga Somali land ay meel uga soo jeestaan ilaalinta xuduudahooda qaranimadooda dawladnimooda waxa uu xildhibaan ku kale oo uu ka hadlay in jamhuuriyada Somaliland qaranimadeeda uu dhig badan usoo daatay maaantana ay ku talaabsatay tubtii horumarka dumquraadiyada  shacabkeeduna uu yahay shacab jecel dawladaha jaarka iyo wada noolaan shahooda ugu danbayn waxuu xildhibaan ku fariin adag u diray dawlada puntland inay ku eekato xuduudaheeda loona dulqaadan doonin talaabo danbe oo daandaansi ah sidooo kale waxuu xildhibaan kui hadalkiisa kuso gunaanaday




madaxweynaha jamhuuriyada Somaliland goaanka uu ka qaatay wakhtiga ay qabsoomayso doorashada golaha wakiilada iyo golaha deegaanka  Ilyaas maxamed jaamac londond  

[email protected]

*********************************************************************

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga

 




©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.