Toronto:- Xafladii Daahfurka Boodhari mills (Sawiro)


(Hadhwanaagnews) Tuesday, February 13, 2018 05:20:25
Xafladan oo ahayd mid si heersare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa ka soo qayb galay ganacsato kala duwan iyo jaaliyadaha Somaliland

Toronto (HWN):- Xaflad ay soo agaasimeen Masuuliyiinta Warshada daqiiqda ee Boodharri Mills ayaa lagu qabtay magaalada  Toronto.

Xafladan oo ahayd mid si heersare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa ka soo qayb galay ganacsato kala duwan iyo jaaliyadaha Somaliland iyo Somaliya iyo marti sharaf kale oo badan, warkan iyo sawiradiisaba halkan hoose ka akhri

Halkan Guji Oo Daawo Sawirada









©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.