Boqortooyadii Xaydha


(Hadhwanaagnews) Tuesday, February 13, 2018 12:15:01
Aboorka waxa uugu darani waa ilayska qoraxda iyo inuu helo roob,waxa ay isla garteen in boqorka ay doranyaan u ahaado Aboor

Boqortooyada xaydhu waa qiso ku sahabsan boqortooyo la magac baxday boqortooyada  xaydha ,waxa jira nooc qudhaan jada ka mida oo la yidhaahdo Aboor oo aad wax u qabsada iskii iskuna filan oo guryaha uu dhisto cid walba ay ka faaidaysato oo ay ka galaan roobabka,qoraxda iyo wixii kale ee dhibaayaba. Aboorku waxa uu u nool yahay koox-koox ama si wada jira ayuu u nool yahay oo uu kaga duwanyahay kagana magac wanaagsan yahay qudhaanjooyinka inta kale.Aboorku waxa uu sidii ahaadaba waxa so food saartay duruufo qalafsan ka dib markii cimiladii iyo degaankii u ku nolaa isbdalay,Tashi dheer ayay waxa go’amiyeen inay yesheen boqor oo taladoodu meel kasoo wada baxdo si




durufahan adag looga baxo. Aboorka waxa uugu darani waa ilayska qoraxda iyo inuu helo roob,waxa ay isla garteen in boqorka ay doranyaan u ahaado Aboor keeni kara roob. Boqorkii aboorku iska dhex dooray, lakiin waxa uu keenay mushkilad kale oo ah inuu yidhaahdo ha la ii dhiso qasri xaydha.talaa ku cadaatay

[email protected]

 

 

*********************************************************************

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga




©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.