aniga iyo moorgaan ayaa la aqoonsaday


(Hadhwanaagnews) Tuesday, February 13, 2018 15:32:11
aniga iyo moorgaan ayaa la aqoonsaday

13 / 2 /2018

ANIGA IYO MOORGAN AYAA LA AQOONSADAY

Keene iyo kordhiye

Keene . waaryaa kordhiye saaxiib kan la yidhaa

Wasiir sacad ma nacasbaa mise waa doqon waxan

Uu bulshada ugu sheekeeyo miyaanu dib udhegaysan

Kordhiye . saaxiib malaa labadaba wuu isku darsaday

Weliba intuu dalkii dhammaa meel kaga dhacay oo arinkiisu

Marayo layna aqoonsan waaye aniga iyo moorgan ayaa

Nala aqoonsaday oo ina matalayna

Markaasuu gudoomiye CIRO ku leeyay hadalkiisu waa wax

Laga xishoodo isagiibaa kusii indha cad tuuganimadii lagu qabtay

Immikana haddii sharci jiro labadaba halla casilo

Haddaanu M/WEYNUU la shuraako ahayn

 

Guleed  liibaan  [email protected]









©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.