Uurcade Iyo 40ka Ciro Hor Fadhiyo Ee Farta Utaagay Maxay Ina Tusinaysaa Reerwadaniyow


(Hadhwanaagnews) Sunday, April 15, 2018 12:10:11
se kalsooni xisbiga wadani dhexdiisa iyo dibadiisa kuwa ka daawanayabaa hada siduu yahaybay kulatahay

 

Sidaan lawada socono Cabdiraxman Cabdilahi Ciro Mohmed Uurcade waxay ahaayeen aasaaskii xibiga wadani waxayna hore ugawada tirsanaayeen xisbiga ucud 'cabdiraxman iyo uurcade waxay hore inootuseen sawir fiican kaas oo u eekaa isu kalsooni  wadashaqayn xisbi xoghayn wargaleena, waayo uurcade marka uu warbaahinta la hadlo wixii hadal ee kasoobaxaa waxa uu ahaa mid lagu kalsoonayahay oo xisbi wada socda kasoo fulay'HADABA maxaa isbadal ah oo aragnay kadib doorashii madaxtinimada, se kalsooni xisbiga wadani dhexdiisa iyo dibadiisa kuwa ka daawanayabaa hada siduu yahaybay kulatahay, aanku horeyno waxa jirta hadal hayn  aad uweyn taasoo sheegaysa in xibiga dhexdiisa ciro uu kukalsoonaa doorashada in uu kuguulaysanayo se waa hadii uu guuldaraystee uu guul iyo guuldaraba




xisbiga kuwareejinayo musharaxnimadiisa dr gaboose 'taaso hada wax iska badaleen cabdiqadir jirde iyo xirsi xaaji xasan oo iyana balanqaadyo hore ahaa xiligii ololaha aanay iyana suuro gal ahayn in uu fuliyo cabdiraxmaan ciro'hadaba culeys weynbaa soo korfuulay musharax ciro 40tanka uurcade farta utaagtay ee ciro gudoomiyayna waxa inatusaysaa isu day in aan qiiqa hoos ka baxaya am aqalka xisbiga wadani dibada ubixin' .

 

[email protected]

*********************************************************************

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga

 




©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.