Dawlada Imaaraadka Carabta Oo Sheegtay In Ay Joojisay Tababarkii Ay Siin Jirtay Ciidamada Soomaaliya


(Hadhwanaagnews) Monday, April 16, 2018 06:39:09
Halkan hoose kaga bogo warkaas oo faahfaahsan

Dalka Imaaraadka Carabta ayaa war qoraal ah oo uu shalay soo saaray ku sheegay inuu kala diray barnaamijkii tababarka milatari ee uu u fidin jiray ciidamada Somaliya.

Qoraalkan oo ay faafisay wakaaladda wararka ee imaaraadka ayaa lagu sheegay in Imaaraadka uu talaabadaasi kaga jawaabayo, lacag ay dowladda Somaliya dhawaan ku qabatay Muqdisho oo uu imaaraadka lahaa.

Dawladda Soomaaliya ayaa dhawaan qabatay lacag ka badan 9




milyan taas oo ay siday diyaaradi.

qabashada lacagtan ayaa cirka ku sii shareertay xiisada siyaasadeed ee u dhaxaysay labada wadan oo aan marka horeba cago adag ku taagnayn.

VOA

 




©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.