Deg Deg Xuseen Axmed Caydiid Oo Xukuumadda Ku Edeeyay In Ay Muran Galisay Xildhibaanimadiisii


(Hadhwanaagnews) Monday, April 16, 2018 11:36:01
Deg Deg Xuseen Axmed Caydiid Oo Xukuumadda Ku Edeeyay In Ay Muran Galisay Xildhibaanimadiisii

Hargaysa(HWN)Siyaasi Xuseen Axmed Caydiid Oo Ka tirsan saraakiisha Sarsare Ee Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani ayaa shaaciyay in xukuumadda kulmiye cadaadis xoogan ku saartay sidii aanu uga mid noqon lahayn Xildhibaanada Aqalka golaha wakiilada somaliland madaama oo xildhibaankii isagu ku xigay uu geeriyooday.

Xuseen Oo Kulan warbaahineed maanta ku qabtay magaalada hargaysa ayaa sheegay in gudida doorashooyinka looga baahan yahay in ay si deg deg ah u soo bandhigaan cid kaliya ee buuxin doona booskii uu baneeyay Alle Ha U Naxariistee Xildhibaan Ibraahim Axmed Haybe.

Halkan Guji OO Daawo Muuqaalkan









©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.