Jamacada Golis Faraceeda Magalada Burco Oo Maanta Si Wayn Xustay Xuska 18 May+Sawiro


(Hadhwanaagnews) Tuesday, May 15, 2018 15:18:01
Jamacada Golis Faraceeda Magalada Burco Oo Maanta Si Wayn Xustay Xuska 18 May+Sawiro

Burco(HWN):-Jamacada Golis Faraceeda Magalada Burco Ayaa Si Wayn Uga Muqanaysay Gaardo Ciyaarkii Ay Soo Bandhigayeen Qaybaha Kale Duwan ee Bulshada Ee Ka Qayb Qaadanaysay Sanadguradii 27aad Ee 18 May,

Ardayda Kale Duwan Ee Culuumta Kale Gadisan Ka Bartay Jamacada Golis Faraceeda Magalada Burco Ayaa Si Wayn Ugu Soo Baxay Waynaynta 18 May Oo Maanta 15 May Laga Xusay Gud,ahaanba Goboladda Somaliland,

   

Jamacada Golis Oo Boodhwayn Iyo Calamaan Tiro Badan Oo Ku Xardhanyhiin Weedho Ay Kaga Qayb Qadanayeen Xuska 18 May  Lulayay Ayaa Socdaal Ay Wahilanaysay Gaadiciyaar Ku Maray Fagaraha Garoonka Diyaharadaha




Ee Magalada Burco Oo Kale Soo  Qayb Galay Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Bulshada Somaliland,

 

Jamacada Golis Faraceeda Magalada Burco Ayaa Qayb Ka Ah Hormarka Kale Duwan Iyo Xususka Somaliland Ku Wayn Kana Qayb Qata Arimaha Bulshada.

 

 

Khadar Hanad

HadhwanaagNews.com

Burco/Office




©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.