Daawo Muuqaal :-Madaxweyne Muuse Biixi Oo Somaliland Ku Tilmaamay Jamhuuriyada Federaal Ah.


(Hadhwanaagnews) Wednesday, May 16, 2018 08:04:16
Daawo Muuqaal :-Madaxweyne Muuse Biixi Oo Somaliland Ku Tilmaamay Jamhuuriyada Federaal Ah.

Hargeysa(HWN):-Madaxweynaha somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa jamhuuriyada somaliland ku tilmaamay mid federaali ah.

Madaxweyne Muuse Biixi oo maanta jeedinayey khudbadii xuska 18-ka May ayaa wakhti uu magacaabay somaliland, waxa uu carabka ku dhuftay inay tahay jamuuriyada federaalka ah ee somaliland.

Madaxweyne Muuse Biixi oo laga dareemayey inay shucuurtiisu aad u kacsanayd ayaa somaliland ku qaldanay dawlada federaalka ah ee ka talisa soomaaliya.

HALKAN GUJI OO DAAWO









©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.