DAAWO:-Saddexda Xisbi Siyaasadeed ee Somaliland Ka Jira Oo Dawladda Federaalka Soomaaliya Ku Eedeeyay Colaada Tukeraq


(Hadhwanaagnews) Wednesday, May 16, 2018 14:22:09
DAAWO:-Xisbiyadda qaranka Somaliland Oo Ciidanka Qaranka Ku Hambalyeeyay Difaaca Ay Qaranka Ugu Jiraan

Xisbiyadda Waddani, UCID Iyo Kulmiye ayaa wada jir ugu eedeeyay Dawlada Federaalka ee Soomaaliya in ay ka danbayso dagaalka ka dhacay Deegaanka Tukeraq.

Guddoomiye Ku Xigeenka Labaad ee Kulmiye Axmed Cabdi Dheere, Afhayeenka Xisbiga Waddani Ibraahim Mahdi Buubaa iyo Guddoomiyaha Golaha Dhexe UCID Maxamuud Cali Madoobe (Jiir) noo warbaahinta si wada jir ah ula hadlay ayaa sheegay in guud ahaanba shacabka Somaliland looga baahan yahay in ay isbarbar taagaan ciidamada qaranka Somaliland ee ku sugan jiida hore.

Waxa ay Dawlada Federaalka Soomaaliya ku eedeeyeen in ay dabada kaga




soo jirto Maamul Goboleedka Puntland.

Halkan Guji Oo Daawo Muuqaalkan




©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.