Wadatashi Mise Kalsoonidarro?


(Hadhwanaagnews) Thursday, May 17, 2018 11:32:25
Inuu madaxweynu doonayo in cidkale uu fariimaha shacabka usoo mariyo oo uu isleeyahay malaa dadka wuu dhagaysanayaa.

Wadatashigu waa wax fiican waa naan soo dhawaynayaa.

Lakiin kulamadan faraha badan ee madaxeeynuhu qabanayo waxa ka muuqata:

1. In madaxweynuhu aanu kalsooni ku qaban shacabka kana warwareegayo inuu si toos ah ugala xaajoodo tabashooyinka jira.

2. Inuu madaxweynu doonayo in cidkale uu fariimaha shacabka usoo mariyo oo uu isleeyahay malaa dadka wuu dhagaysanayaa.

Labadaas arrimood waxay muujinayaan kalsoonidarro xad-dhaaf ah.

TALO:

madaxweyne dalka aadaa madaxweyne ka ah, shacabkuna aduu ku doortay ee intaad kalsooni iyo geesinimo isgaliso dadkaaga horfadhiiso oo goobahooda iyo gobaladooda ugu tag kana shaafi cabashooyinkooda taas baa dadka qancinaysa, in adiga iyo




shacabka la idiin dhaxeeyo dhib mooyee dheef laga gaadhimaayo.

Maanta hebelo loo yeedho wax hagaajin mayso ee hal-abuurnimo ayaa loo baahanyahay.

 

[email protected]

*********************************************************************

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga

 




©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.