Guud ahaan Umadda Muslimiinta ah Gaar ahaana Umadda Somaaliyeed Meel kastoo Dunidda ka joogtaan


(Hadhwanaagnews) Thursday, May 17, 2018 13:59:25
waxan idinku Bogaadinaya Bilashadda Bisha Ramadaan .mubaarik Fooje

Guud ahaan  Umadda Muslimiinta ah Gaar  ahaana  Umadda Somaaliyeed Meel kastoo Dunidda ka joogtaan waxan idinku Bogaadinaya Bilashadda Bisha Ramadaan .mubaarik Fooje 
 
Waa  Fursadd  Dahabi  ah  Oo  dhan  kasta  Looga  Faaidaysan  karo  Aduun  iyo  Aakhiraba  Sidaa  Daraadeed  waxaan  idiinsoo  jeedinayaa  inaad  khayrka  Camirtaan  inaad Ducadda  jamac ka dhigtaan 
 
Dalkeena  iyo  Dadkeena  Somaaliyeed  ee  Dagaaladda  iyo  Dawaladd La aantu 28 Sanno hayso inaad u Ducaysaan oo Alle iskeen Fahmsiiyo 
 
Alle  Umaddeena  ha mideeyo  Quluubtoodda Burcadd haysu mariyo  Sharafkeenii iyo karaamidii Soomaalinimo Eebe haynoso Celiyo





style="text-align: justify;">  
Walaal  Ducadda badiya  Akhiro iyo Aduunba Rabbi haynaga dhigo kuwo Guulaysya 
Waad nahadsantiin 
 
Mubaarik keyse Fooje
 
Doha Qatar

*********************************************************************

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga

 




©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.