Fafarmaajoiyo Budlaan Bixiyow, Faysalba Helay, Forantii Kaeriyoo, Hadday Fadhaqa Tiirsheen.


(Hadhwanaagnews) Monday, June 11, 2018 09:13:16
Foolxumo Ma Diidoo, Ileen Faqashtu Waa Tiiye, Fadalaar Hinaasaa Fasaqo, Faanki Socon Waaye

BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM,(A.S.C.W.R.W.B.)
SALAAN GAARA BAHDA HADHWANAAGNEWS IYO AKHRISTAYAASHEEDA.
 
                             

1-FARMAAJOIYO BUDLAAN BIXIYOW,FAYSALBA HELAY,

FORANTII KA ERIYOO,HADDAY FADHAQA TIIRSHEENE,

FOOLXUMO MA DIIDOO,ILEEN FAQASHTU WAA TIIYE,

FADALAAR HINAASAA FASAQO,FAANKI SOCON WAAYE.

2-FANKAY DUNIDA KAGA URURSADEEN,FAQASHTU BEENEW,

FIDHAABAA ADUUNYADI KA TAHAY,FOOSTADAA MADHANE,

FADARAALKI FAJACBAA KU DHACAY,MEEL FAGAARE AHE,

FIDNADAY ABUUREEN,AYAA FIIQDA SARE GAADHAY.

3-FAALADA KA SOO YEEDHAYSIYO,FARO MADHNAANTODA,

FARAGELIN DADKII WADA DHASHAY,KALA FAQUUQEENE,

FOOJIGNAADA FAQASHTII,HADDAY FOORE KICIYEENE,

FURFURKEENI WAA KAAS,WADANI FICILADUU REEBAY.

                 ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH

FURFURAYY KEENAYSA,

AYAA




LAGU HAYAA,

AWDWAYFOOF DARAN HABAWGAY GASHEEN,EE,KAMA XISHODAN,AY DHAXASHY,O ERIYOO WAKAA,FOOFSHAY FAQASHTI,

FAGAAREYAASHII KA TAGOO,FAANKI BEEN NOQOYE,

FOOLXUMA KA RAACDO,RAQDII DIBUGA RAACDAYNAY.

 

FARIIMAHAY DIRAAYEEN,FAKALOONKA QAYLADA,HADDAY DIBUGA FAAGTEEN,  FOOLXUMAY KA QAADEN,ROOROONTAY FAQASHTII, CABAADOO

*********************************************************************

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga

 




©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.