Cadaaladu Caano Weeyaan


(Hadhwanaagnews) Tuesday, June 12, 2018 11:20:21
Weriyuhu wuxuu sheeganayaa INAN uu adeer u yahay,oo nini boliska ka tirsani xabad ku dhuftay lana daw marin waayey.

BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM (A.S.C.W.R.W.B)
SALAAN GAAR AHNA BAHDA HADHWANAAGNEWS IYO AKHRISTAYAASHEEDA.
      

BAL ILMAHAN YAR EEGA IYO ARRINTA ADEERKEED KA HADLAYO EE KU SAABSAN.

Waa arrin murugo iyo foolxumo xambaarsan,haddii ay jirto oo ay runtahay siduu ku doodayo Weriye Barkhad.

Weriyuhu wuxuu sheeganayaa INAN uu adeer u yahay,oo nini boliska ka tirsani xabad ku dhuftay lana daw marin waayey.

 

Waxaanu ku andacoonayaa in xaqeedii loogu diiday H/Yonis baad tahay,way igu adkaatay inaan rumaysto arrintaas hase ahaatee.






class="ox-0e6003d2ac-MsoNormal"> Maxaa loo qancin waayey Weriyahan hadday jirto,waa ceeb hana la eego arrintan oo ha la qanciyo dhibanahan intaanay ka sii faaiidaysan qaar kaloo belo abuur ahi.

Wa billaahi tawfiiq.

Ismail abdilahi handuleh.

*********************************************************************

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga

 

 




©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.