Taliyeyaashii Madaxweynaha Puntland Shaqada Ka Eryey Oo Ka Hadlay Qaabka Xilka Looga Qaaday


(Hadhwanaagnews) Wednesday, June 13, 2018 15:37:49
Taliyeyaashii Madaxweynaha Puntland Shaqada Ka Eryey Oo Ka Hadlay Qaabka Xilka Looga Qaaday

Madaxweynaha maamaul goboleedka Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta wareegto uu soo saaray waxa uu xilkii kaga qaaday agaasimayaashii hay’adda sirdoonka PIA Cabdirsaaq Ciise Xuseen (Khaatumo) iyo Agaasimaha Guud ee Hay'ada kale ee Amniga ee Cabdulaahi Aadan Maxamed (Cabdulaahi Ulle).

Haddaba Haaruun Macruuf ayaa arrintan ka waraystay Cabdirsaaq Ciise Xuseen (Khaatumo) agaaismaha PIA ee xilka laga qaaday, oo uu wax ka weydiiyey sababta xilka looga qaaday.

Halkan Guji Oo Daawo Muuqaalkan









©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.