Warbixintii Amniga Ee Gallup Global Law and Order Oo La Soo Saaray Iyo Wadan Afrika Ku Yaala Oo Ka Amni Wanaagsanaaday USA Iyo UK


(Hadhwanaagnews) Thursday, June 14, 2018 00:52:04
Warbixintii Amniga Ee Gallup Global Law and Order Oo La Soo Saaray Iyo Wadan Afrika Ku Yaala Oo Ka Amni Wanaagsanaaday USA Iyo UK

Wadanka Masar ayaa loo aqoonsaday inuu yahay dalka ugu amaanka fiican qaarada Afrika.

Wadankan ku yaala waqooyiga qaarada Afrika ayaa dhinaca amaanka ka hor maray wadamada Maraykanka iyo Ingiriiska marka la eego warbixinta sanadlaha ah ee ay soo saartay Gallup Global Law and Order.

Gallup Global Law and Order oo soo saartay bixintii sanadlaha ahayd ee amaanka waxay dadka waydiinaysay inay habeenkii lugayn karaan iyaga oo amni dareemaya iyo su,aalo kale.

Wadanka Masar ayaa kaalinta 16aad ka galay 135 wadan oo ka qayb galay codaynta, halka wadanka Maraykanku uu galay kaalinta 35aad, halka wadanka ingiriiskuna uu galay kaalinta 21aad.

Sidoo kale




wadanka Singapore ayaa ka amaan wanaagsanaaday wadanka Venezuela oo ka mid noqday wadamada ugu amaanka xun.

Sidoo kale wadamada Denmark Slovenia iyo  China ayaa kor uga soo kacay booskii ay galeen sanadkii 2016-kii oo ahaa kaalinta 82aad.

 

Halkan Guji Si Aad Uga Bogato Warbixintaas




©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.