Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Dardaarano U Jeediyey Dadweynaha Ceel Afweyn Ee Colaadu U Dhaxayso


(Hadhwanaagnews) Wednesday, July 11, 2018 12:39:07
Halkan hoose kaga bogo warkaas oo faahfaahsan

Ceel Afweyn (HWN) - Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadaly colaada soo noqnoqtay ee ceel afweyn.

Waxa uu xusay in dadka Deegaankaasi ee ay colaadu u dhaxayso looga baahan yahay in ay hogaansamaan ergada kala gedisan ee isugu timid sidii loo xalin lahaa colaadaasi.

"Colaadda dadkan walaaha ah cadaw badan ayaa ka faa'idaysanaya waxay inagu noqotay bar xun inagoo ogsoon halgankii qadhaadhaa ee aynu soo marnay inaynu maanta innagii is qabsano idinkoo og dagaalka iyo colaadda inagu socota, maanta ninka ergadaa aanu nahay diida inkaar ayaa ku dhacaysa wax shuruuda oo lagu xidhaana waa in




aanay jirin"ayuu yidhi Guddomiye Faysal Cali Waraab
e.




©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.