Wasiirka Duulista Iyo Hawada Soomaaliya Muxuu Ku Badalay Agaasimihii Hay'adda Saadaasha Hawada?


(Hadhwanaagnews) Wednesday, July 11, 2018 15:08:07
Wasiirka Duulista Soomaaliya Oo Sababeeyey Shaqo Joojin Uu Ku Sameeyey Mareeyihii Hayadda Duulista Iyo Saadaasha Hawada

Muqdisho(HWN):-Wasiirka duulista iyo hawada soomaaliya ayaa shaqo joojin ku sameeyey maareeyihii hay’adda duulista iyo saadaasha hawada Yuusuf Cabdi Cabdile.

War ka soo baxay xafiiska wasiirka duulista iyo hawada soomaaliya  Maxamed Cabdilaahi Salaad Oomaar ayaa lagu sheegay in xilkan si ku meel gaadh ah loogu magacaabay Axmed Macalin Xasan oo ahaa ku xigeenka hay’adda duulista iyo saadaasha hawada soomaaliya.

Warka ka soo baxay xafiiska wasiirka duulista hawada soomaaliya ayaa u dhignaa sidan

 









©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.