Maayirka Hargeysa iyo Xeerkii Saksooniya


(Hadhwanaagnews) Thursday, July 12, 2018 06:49:39
Waxa igu soo dhacay XEERKII SAKSOONIYA saksooniya waa gobol ka mid ah dalka jarmalka 600 Sano ka hor waxa jiray xeer u gaar ah Gobalka wuxuu

Sharcigu Ha Sareeyo Weedhani waxay tilmaamaysaa in dalka iyo dadka Xeerku xukumo 
se aanu qof xukumin Muwaadiniintu inay u siman denbiyada ay galaan Somaliland

 
Cabdi waa MUWAADIN dhalinyaro ah ku eedaysan





inuu laaluush qaatay iyo ku tagri fal xil uu hayay wuu QIRTAY xukunkii marka uu dhacay wuxu yidhi "Xeerku Aniga Iyo Maayirka Hargeysa Si Hanoo Wada Qabto" !!!


Waxa igu soo dhacay XEERKII SAKSOONIYA saksooniya waa gobol ka mid ah dalka jarmalka 600 Sano ka hor waxa jiray xeer u gaar ah Gobalka wuxuu u dhignaa sidan "Hadii uu Muwaadinku denbi galo in xeerka lagu qaado mawaadinka (baahan) markuu wax dilo Qoorta laga gooyo , Muwaadinka Xil Haya ama Hantiile ah haduu waxa dilo Hadhkiisa Qoorta laga gooyo, sidoo kale ka baahani haduu wax xado in jeedal lagu karbaasho ka Hantida leh ama Xil Haya haduu wax xado hadhkiisa jeedal lagu karaasho

 

Fiiro Gaar ah : Hay'adda Garsoorku waxaan qirayaa in ay inta itaalkeed Cadaaladda ilaaliso shaqadeedu waa intaa waanay ka soo baxday 


Maqaalo Taxane ah oo hordhac u ah Dawladda Hoose Hargeysa oo aan ugu hiilinaayo Muwaadinka dulman ee Caasimada ku nool

 

Alaahu Hal-Balaqtu Fashhad

 

Maxamed Xoosh

[email protected]

*********************************************************************

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga

 

 




©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.