Duulimaadkii U Kala Gooshi Jiray Addis Ababa Iyo Jigjiga Oo Dib U Hawl Galay


(Hadhwanaagnews) Friday, August 10, 2018 11:14:58
Halkan hoose kaga bogo warkaas oo faahfaahsan

Waxaa maanta dib u bilaabmay duulimaadyadii u kala gooshi jiray magalooyiinka Addis Ababaiyo jigjiga.
 
Diyaarad siday rakaab ay ka soo qaaday magaalada Addis Ababa ayaa gaartay magalaad Jigjiga.
 
Waa markii ugu horeysay tan iyo Sabtidii oo ay diyaarad ka degto magalada Jigjiga.
 
Dhanka kale waxaa si tartartiib ah caadi ugu soo laabanaya noolasha magaalada Jigjiga.
 
Waxaa dib loo furay qaar ka mid ah ganacsiyada iyo bangiyada magaaladasi, waxaana ilaa iminka si caad ah u kala socota Nolosha dadka.
waxgaradka, dhalinyarada, culimada iyo laamaha amaanka ayaa iyaguna wada waaan waan ku saabsan sidii ay nabada Magaaladda jigjiga u noqon lahayd mid waarta isla markaana cago adag ku taagan,
 
 








©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.